-Codbixiyeyaasha in badan oo ka tirsan oo aan la dhicin siyaasada u roon soo galootiga ee haweeneyda hoggaamisa dawlada Jermalka Angela Merkel ayaanan u codeyn xisbigeeda doorasho maanta la qabtay.
Axasaabta kasoo horjeeda caawinta iyo soo dhaweynta qaxootiga ayaa ayagu helay codad faro badan kadib markii cod bixiyeyaashu ay ka...
-Codbixiyeyaasha in badan oo ka tirsan oo aan la dhicin siyaasada u roon soo galootiga ee haweeneyda hoggaamisa dawlada Jermalka Angela Merkel ayaanan u codeyn xisbigeeda doorasho maanta la qabtay.
Axasaabta kasoo horjeeda caawinta iyo soo dhaweynta qaxootiga ayaa ayagu helay codad faro badan kadib markii cod bixiyeyaashu ay ka...
-Ayadoo shalay mar kale dib loo furay suuqa xaafada Islii ee Nairobi ayaa waratada oo amar lagu siiyay in meelihii ay ku ganacsan jireen aysan ku ganacsan ayaa waxaa waratadu arinkaa ka keeneen cabasho.
Waratada ayaa waxaa markii hore ka cawday dukaanleyda oo ayagu sheegay inay suuqa ka xiraan, hortooda...
Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016.
Munaasabad si weyn looga soo qeyb galay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu musharaxa uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha dalka, wuxuuna sheegay in haddii xilkaasi loo...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari oo xarunta Madaxtooyada kula kulmay Haweenka Xubnaha ka ah Baarlamaanka Somalia iyo Haween ka tirsan ururrada bulshada, ayaa sheegay inay taageerayaan in haweenku ay helaan qoondadooda 30% ah.
Kulankan ayuu Madaxweynaha haweenka ugu sheegay in shirkii...
Khamiistii aanu soo dhaafnay ayaa sanad uu buuxsamay lagasoo bilaabo markii jabhada Al-Shabaab ay weerartay saldhig ciidamada Uganda ee AMISOM lahaayeen halkaa oo la sheegay in 19 askari ay ku dhinteen.
Hal askari ayaa Shabaabku wateen ayagoo fiidiyow kasoo duubay labo bilood kadib. Wuxuu askarigaasi sheegay in al-Shabaab ay si...
Mucaaradka dalka Itoobiya ayaa codsaday in loo soo sii daayo xubno ayaga ka tirsan oo ku xiran jeelasha dalkaasi Itoobiya. Mucaaradka ayaa ka codsaday dawlda.
Haile Mariam Desalegn in ay soo siidayso xubnahooda oo muddo u xirnaa dawlada. In dhawaale waxaa ka socday dalka Itoobiya mudaaharaadyo qowmiyadaha qaar ay uga...
Masuuliyiinta dalalka xagga dhaqaalaha iyo warshadaha ku horumaray ee caalamka ee laisku yiraahdo G20 ayaa ku shiraya dalka Shiinaha.
Hoggaamiyeyaashaa ayaa ku shirsan magaalada Hanjuu ee dalkaasi Shiinaha ayagoo ka wada hadlaaya dhaqaalaha caalamka iyo halka uu haatan maraayo. Ban Ki Moon, waa xoghayaha guud ee QM; wuxuu ka digay...
Sida Ay Noo Sheegeen Ganacsato Farabadan Oo Xiriir La Leh Bangiga Caalamiga Dahabshiil Laanta Tree Piano In Uu Ka Jiro Musuq maasuq Iyo Wax Isdaba marin Lagu Sameeyo Dadka Soo Codsada maal Gashiga.
Waxaan isa Soo Taraya Cabashada Dad Sheegaya In La Weydiistay Lacago laaluush Ah Iyo Dulsaar ka Dheeri...
Suuqa xaafada Islii ee Nairobi Kenya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in mar kale dib loo furo kadib saddex maalmood oo shaqo joojin ah oo dukaanleydu ku dhaqaaqeen.
Maalmihii lasoo dhaafay ee 3da ahaa ee shaly Jimcihii ugu dambeysay ayaa suuqu xirnaa gaar ahaan dukaamada kadib markii ay dukaanleydu cabasho...

















