Friday, August 7, 2026
Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in mamnuucida ay ku soo rogtay qaadkii Kenya Soomaaliya uga imaan jiray gobernatooraha degmada Meru uu sabab u ahaa. Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in gobernatooraha Meru, Peter Munya uu u adeegsanayo qaadka in uu ugu ololeeyo kala qeybsamida Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Nairobi Kenya ayaa...
Kasoo qeyb galka kalfadhiyada baarlamaanka si loo guto matalaadda shacabka iyo kormeerka dawlada waa arrin caqabad ku ah dal walba.   Dalka Soomaaliya oo ay 25 sanno hannaan dowladeed uusan ka jirin, ka soo qayb-gal buuxa ee fadhiyada baarlamaanka waa arrin muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed.   Falanqeyn shabakadda warsom ay ku samaysay...
Muqdisho, ayaa Waxaa Maanta ka Furmay Kulankii ugu Dambeeyay ee Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Sanadkan ka dhacaya Soomaaliya, Waxaana furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan, ayaa waxaa ka qayb-galaya Mas'uuliyiinta Dowladda Federaalka Somalia iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka, Waxaa kaloo Goob-joogayaal ka ah wasiirro iyo xubno Beesha Caalamka ka...
Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, toddoba kalena way ku dhaawacmeen hoobiyeyaal maanta baqadii kusoo dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Somalia ee Muqdisho. Duqeymahaan ayaanay jirin cid sheegatay mas’uuliyaddooda, sidoo kale, waxaan ka hadlin hay’adaha amniga Dowladda, waxaana ay ku dhaceen qaarkood kaamam ay ku noolaayeen dad...
Kulankan oo looga hadlayay sidii loo xaqiijin lahaa nabadgelyada magaalada Kismaayo inta lagu gudo jiro doorashooyinka mudaneyaasha baarlamanka dowladda Soomaaliya ee laga soo xulayo deegaanada Jubooyinka ayaa waxaa kasoo qeybgalay, saraakiisha amniga dowladda Jubaland, saraakiil ka socotay Amisom iyo weliba wakiillo ka socday xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha...
Ugu yaraan 23 Qof ayaa ku geeriyooday dab ka kacay xabsi mucaaradka lagu xiro oo ku yaala gudaha Itoobiya sida laga soo xigtay war ka soo baxay dowladda maanta oo Talaado ah ,iyadoo Addis Ababa ay wajahayso xaalad kacsanaan ah oo ka dhalatay dibad-baxyo maalmahan ka socday dalkaas. Dowladda ayaa...
Soomaaliya ayaa ah mid ka mid ah saddex dal oo ay ka yimaadaan in ka badan kala bar qaxootiga caalamka. Sida warbixin dhawaan soo baxday lagu xusay, dalalkaa ayaa kala ah Soomaaliya, Afghanistan iyo Suuriya.  Suuriya waxaa ka yimid qaxooti dhan 4.9 milyan, Afghanistan 2.7m Soomaaliyana 1.1 milyan. Wadamada marti galiya...
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay iska difaacday weerar ay kusoo qaadeen ciidamo Mareykan ah oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Toora-tooroow ee gobolka Shabeellada Hoose. Warbaahinta Al-shabaab, ayaa baahisay in Ciidammo Mareykan oo gaarayay tobaneeyo ay soo weerareen deegaanka Toora-toorow ayna iska difaaceen, iyadoo idaacadda ku hadasha Afka Al-shabaab ee...
Haweeneyda Mareykanka u fadhida QM, Samantha Power ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dibadbaxeyaasha u adeegsatay awood xad dhaaf ah. Samantha Power ayaa sheegtay in dawlada dalkeedu ay ka walaacsan tahay awooda adag ee loo adeegsaday shalay mudaaharadeyaal gudaha dalka Itoobiya iyo dibadbaxyadii dhawaan dhacay oo dhan. Samantha Power ayaa shalay...
Gaari uu Qarax ku xirnaa ayaa Goor-dhaw ku qarxay Wadada muhiimka ah ee Maka Al-kurama ee Muqdisho, burbur xooggan ayaa gaariga soo gaaray, wuuna gubtay gabi ahaantiis. Wararka ayaa sheegay in gaarigan qarxay lagu xiray waxyaabaha qarxa, dad goob-joogayaal ah ayaa laga soo xigtay in gaarigu uu qarxay xilli uu...