-Qaxooti la celin lahaa oo xero ku meel gaar ah lagu xareeyay ayaa ku go'doonsan Dhagaxley oo ka tirsan Dhadhaab.
Arinkaa ayaa yimid kadib markii dadkaasi la qorsheeyay in Soomaaliya loo celiyo balse dawlad goboleedka Jubaland ay sheegtay in aan la keenin qaxootigaa Jubaland ama Soomaaliya inteeda kale ilaa amar...
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud oo xalay Su'aalo lagu weydiinayay Barnaamijka Dood-wadaag oo ee ka baxa Universal TV, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan dhismaha maamulka gobolka Hiiraan.
Waxaa uu sheegay madaxweynaha in mudaddii uu xilka hayay safarkii ugu badnaa uu ku tagay magaalada Beledweyne, isaga oo taa ku macneeyay...
Waratada xaafada Islii ayaa mudaaharaaday maanta ayagoo ka cabanaayay in booliska iyo ciidamada minishiibiyada ee Nairobi ee dawlada hoose ay xalay burburiyeen miisas ay wax ku dul gadan jireen.
Arinatan ayaa ka dambeysay kadib markii dukaanleyda suuqa Islii ay ka cawdeen in waratadu ay xiraan jidadka loo soo maro...
Guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay, ayaa sheegay in siddeed ruux ay ku Geeriyoodeen, 15 ruux oo kalena ay ku Dhawaacmeen dagaal laba beelood oo wadda degga degmadda Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.
Sidoo kale, waxa uu sheegay in gurmadkii loogu jiray joojinta dagaalkaasi uu ku dhintay sarkaal ka tirsan...
Shir ay isugu yimaadeen murashaxiinta Madaxweyne ee Somalia, Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Dalka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano iyo Odayaal-dhaqameed oo lagu Qabtay Muqdisho, ayaa Waxaa lagu dhex-xulay guddi ka kooban Toddoba siyaasi oo ka shaqeeyna sidii Dib loogu dhigi lahaa Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada...
-Maanta ayaa waxay ku beegan tahay 1da bisha barakeysan ee Carrafo oo ah bisha waajibka xajka la guto.
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay Muslimiin badan ku nool yihiin waxaa jira diyaar garow arinkaa muhiimka ah loogu jiro. Meelo badan oo Soomaaliya ah iyo qeybo kale oo ka tirsan mandaqada...
Madaxa Hay’adda CRD, ahna Murashax ka mid ah murshaxiinta isku soo tagay xilka madaxnimo ee Somalia doorashada dhacaysa sannadkan, Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Somalia ka jirta xilligaan.
Jabriil Cabdulle oo Wareysi siinayay Radio SBS ee Australia laatiisa Afka Soomaaliga ayaa xusay inay ahayd in afar...
-Hayada QM u qaabilsan arimaha qaxootiga ee UNHCR iyo dawlad goboleedka Jubaland ayaa heshiis ku meel gaar ah ka gaaray soo celinta qaxootiga Soomaalida ah ee kunool xerayaha Dhadhaab.
Heshiiskaa ayaa labada darafi ay ku kala saxiixdeen maagaalada Kismaayo ee Jubaland Soomaaliya shalay galinkii dambe. Labada dhinac ayaa ku heshiiyay...
Kadib markii guddiga ganacsatada xaafada Islii ee Nairobi ay ku dhawaaqeen shaqo joojin muddo 3 maalmood ah ayaa maanta ay tahay maalintii 3aad ee dukaamadu xiran yihiin.
Shabakada wararka ee Hiiraan Online oo arinkaa u kuur gashay lana xiriirtay masuuliyiin badan oo ka mid ah xoogsatada iyo muruqmaalka suuqa Islii...
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa liiska xubnaha argagixisada ah ee sida gaarka ah loo beegsanayo ku dartay Sheekh C/qaadir Muumin oo dhawaan ku biiray kooxda Daacish, kana dagaallanta Soomaaliya.
Saraakiil u hadashay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in uu dhigayo amar uu soo saaray Madaxweyne Obama in...


















