Masaajidka Arbaca Rukun ayaa dib loo furay kadib muddo dheer oo uu xirnaa.
Masaajidka Arbaca Rukun ayaa ah masjid qadiimi ah. Wuxuu masaajidkaasi dhisnaa muddo 771 sano ah.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shalay xariga ka jaray masjidka qadiimiga ah ee Arbaca Rukun ee Degmada...
diyaar garowga doorashada Soomaaliya ayaa wali socda aydoo lasoo tebinaayo caqabado aad u badan.
Diyaargarow ayaa waxaa loogu jiraa sidii loo dooran lahaa madaxweyne iyo xubnaha labada aqal. Doorashadaa ayaa la filayaa inay dhacdo bisha soo socota.
Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa sheegay in ay...
Maanta ayaa waxaa shan sano laga joogaa dilkii loo geystay hoggaamiyihii Liibiya Mucamar Al-Qadaafi.
Shan sano kadib dilkii loo geystay Mucamar Al-Qadaafi ayaa burbur xooggan ku dhacay dalkaa Liibiya.
Waxay haatan dadka caasimda Liibiya ee Tripoli iyo guud ahaan dalkaa oo dhan sheegayaan in ay tabayaan Qadaafi iyo dawladiisii. Waxay sheegeen...
Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada siyaasada soomaaliya Cali Maxamed Nuux timajilic oo caawa la hadley warbaahinta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamey xariga sadex wariye oo midkood u shaqeeyo TVga ALJAZIIRA halka labada kale ay ahaayeen wariyeyal madax banaan oo muqdisho si fiican looga yaqaano.
Gudoomiyaha ayaa sheegey in ay cabaareynayaan xariga...
Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa beeniyeen in Dowladda Itoobiya ay soo dhex-dhigtay heshiis ku aaddan Dagaalladii dhawaan labadan maamul ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur , ayaa sheegtay inay Saraakiil ka socota Dowladda Itoobiya dhex-dhigeen Heshiis hordhac ah oo ku aaddan...
Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, Donald Trump ayaa ku Casuumay Nin ay Walaalo yihiin - Mmadaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama inuu ka mid noqdo Martida ka Qayb-galeysa Doodda Sadaxaad ee ugu dambeysa ee uu Donald Trump caawa Las Vegas kula yeelanayo Murashaxa ay is-hayaan ee Xisbiga Dimuqraadiga Hillary...
Beesha caalamka ayaa mar kale walaac xoogan ka muujisay kaalintii ay dowladda Somalia ku lahayd doorashadii madax-tinimo ee maamulka Hirshabeele ,taasi oo lagu qabtay magaalada Jowhar todobaadkan .
Ma jiro ilaa iyo hadda war- rasmi ah oo ka soo baxay beesha caalamka oo lagu taageerayo maamulkan ,tan iyo markii la...
Xidhibaannada Baarlamanka Maamulka Koonfur-galbeed Somalia ayaa maanta billaabay inay soo doortaan xubnaha Maamulka ku Meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.
Xubnaha ku Tartamaya Sideedda Kursi ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka uga soo Aadaysa maamulka Koonfur-galbeed ayaa ku taramaya 16 musharrax oo laba musharrax oo kasta ay ku tartamayaan hal...
Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta billababay inay dhageystaan khudbadaha Musharraxiinta u Tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee dhismihiisu socdo.
Musharraxiinta u tartamaya xilka ayaa waxay tiradoodu gaaraysaa 29-xubin oo ay ku jiraan Toban Haween ah. Waxaana laga doonayaa inay xubnahaan kasoo baxaan 11-xubnood oo laga doonayo Puntland.
Sidoo...
Tirada dhimashada dagaalkii shalay Afgooye ka dhacay ayaa sare u kacday.
Tirada ayaa haatan gaadhay 11. Dagaalka ayaa ku bilowday qarax gaari lagu soo rakibay.
Dadka dhintay ayaa waxaa ku jira shaqaale dawlada Soomaaliya u shaqeynaayay. Qaraxa ayaa waxaa daba socotay rasaas xooggan ayadoo goobaha la weeraray uu ku jiray saldhig...


















