Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Galmudug oo shir jaraa'id ku qabtay degmada Cadaado, ayaa ka dalbaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in uu taageero maamulka Hir-shabeelle.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ka mid ahaa wafdigii ka qaybgalay doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa maamulka Hir-shabeelle oo xallay lagu qabtay Jowhar.
“Waxaan ognahay in Ugaas Xassan Ugaas Khaliif uu...
Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada Aqalka sare ee baarlamanka dalka ayaa maanta khudbado ka horjeediyay mudaneyaasha baarlamanka Jubaland, ayagoo soo bandhigay waxyaalaha ay qaban doonaan hadii ay ku guuleystaan xilkaasi.
Musharixiinta u tartameeysa kamid noqoshada golaha aqalka sare ayaa waxaa kamid ahaa Madaxweeyne kuxigeenkii hore ee Jubaland Mudane C/laahi Sheekh...
Shan sano kadib dilkii loo geystay Mucamar Al-Qadaafi ayaa burbur xooggan ku dhacay dalkaa Libiya.
Waxay haatan dadka caasimda Libiya ee Tripoli iyo guud ahaan dalkaa oo dhan sheegayaan in ay tabayaan Qadaafi iyo dawladiisii. Waxay sheegeen maalin walba in ay haatan wajahaan nolol adg, dagaalo, geeri iyo jahwareer.
Dadka caasimada...
Xukuumadda Somalia, ayaa maanta ugu baaqday maamulka Hir-Shabeelle inuu dadajiyo xulista xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii shalay degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe lagu doortay Madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulkaas.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Xuseen oo ka hadlayay Magaalada Jowhar, ayaa sheegay in Maamulka...
Isbitaalka tacliimiga ah ee Jaamacadda Banaadir oo ku yaalla degaanka KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah u howlgalay, iyadoo xaflad Furitaanka Isbitaalka lagu daahfurayna lagu qabtay xarunta Isbitaalkaas.
Waxaa munaasabadan ka qeyb galay maamulka Jaamacadda Banaadir, dhaqaatiir, arday, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin ka kala socday heyaddo ay ka...
Xoogag taabacsan Al-shabaab, ayaa goor-dhaw ku Qadday weerar culus Saldhigyo ay ciidamada Degmada FS ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Weerarkan ayaa ku billowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu dhuftay mid ka mid ah saldhigyada ay ciidanka dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Afgooye,...
Laanta Socdaalka Iyo Jensiyadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Ah Ilmohiim U Ah Dadka Soomaaliyeed Gudaha Iyo Dibadaba Ayaa is Badal Laga Dareemayaa Tan Iyo Intii Xilkaas Loo Dhiibay Cornel Maxamed Aadan Koofi Waxaan Hada Laga reestay Caqabado farabadan Oo Ay La Kulmi Jireen Dadka Dalka Kusoo Laabta Iyo Kuwa...
Ra'iisul Wasaaraha Wadanka Ciraaq Haider Al Abadi, ayaa shaaciyay inuu billowday Duullaanka ka dhanka ah Kooxda ISIS/DAACISH, kaasoo qorhuhu yahay in looga saaro Magaalada labaad ee ugu weyn waddankas ee Mosul.
Haider Al Abadi oo Duullaanka Saqdii dhexe ee xalay ka sheegay telefishinka Qaranka dalkiisa, wuxuuna xusay in la gaaray...
Maamulka Baardheere ayaa amar ku bixiyay in xaasaska Al-Shabaab ay ka baxaan magaaladaa.
Maamulk magaaladaa ayaa sidoo kalena sheegay in loo baahan yahay in taageereyaasha kooxda Al-Shabaab ay iskood uga baxaan magaalada. Wuxuu maamulku sheegay in loo baahan yahay in dadkaasi ay magaaladaa uga baxaan si iskood ah muddo 7...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo ka jawaabayay hadalkii beesha calaamka ee ahaa inaan liiska xubnaha Aqalka Sare lagu soo darin shaqsiyaad taariikh ku leh colaado iyo dambiyo, ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aysan xaq u laayn inay yiraahdaan liiska ha laga saaro Muwaadin Soomaaliyeed oo lasoo...


















