Dawlad goboleedka Galmudug oo war kasoo saarey Geeridii ku tmi mid ka mid ah ergadii wax dooran laheyd.

0
398

Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay falkii maanta ka dhacday albaabka hore ee xarunta madaxtooyada maamulkaas xilli ay xaroonayeen Ergada ka qayb-galaysa doorashada, Falkaasoo uu ku geeriyooday hal qof.

AKHRISO: War-saxaafadeedka uu Falkaan kasoo saaray Maamulka Galmudug;