Wasiiradda arrimaha dibedda Midowga Yurub oo kulan ku leh caasimadda Brussels, ayaga ka arrinsanaya saamaynta ay ku yeelan karto guusha uu doorashada Maraykanka ka gaaray Donald Trump.
Qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta Yurub ayaa ka walaacsan hadaladii uu ololihiisa ka sheegay Mr Trump.
Waxa ay si gaar ah uga...
Suldaan Maxamed Cabdi Shidde oo ka mid ah 135-ta Oday-dhaqmeed, ayaa ka hor-yimid Qorshe uu sheegay in laga Abaabulayo Madaxtooyada Somalia iyo midda Galmudug, kaasoo uu sheegay inuu la xiriiro in qoondada Haweenka ee kuraasta Aqalka Hoose loo weeciyo beel aan ahayn kuwii markii hore lagu heshiiyay.
Qoraal uu soo...
Qaar ka tirsan dadkii dhawaan ku barakacay dagaaladii ka dhacay Gaalkacyo ayaa diiday inay dib ugu laabtaan magaaladaa.
Dadkaa ayaa xero ka samaystay meel ka baxsan Gaalkayo oo lagu magacaabo Booca Madoow. Waxaa dadkaa oo u badan maato dumar iyo carruur ah ay sheegeen in aysan ku laabanayn Gaalkacyo maadaama...
Kulan wali uga soconaya magaalada Gaalkacyo maamul gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa looga dhawaaqay guddi ka kooban 18 xubnood oo ka shaqeyn doona hubinta dhaqan-gallinta hishiiska laga gaaray colaada magaalada Gaalkacyo.
RW xukuumada Soomaaliya, islamarkaana ah xubin ka tirsan aqalka sare Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke ayaa goob joog ka ah...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan, ayaa maanta waxay soo saareen Warbixin ay kaga hadlayaan xaaladda doorashooyinka Guud ee Soomaaliya.
Haddaba, AKHRISO; Warbixinta uu Guddiga Xallinta Khilaafaadku Soo Saaray:
Guddiga MXKHDD ee dalka, Waxaa sharaf u ah inuu Shacabka Soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka.
Guddigu wuxuu...
Wajigii Labaad ee Codaynta Xubana Aqalka hoose ee Puntland oo Maanta si rasmi ah uga bilaabtay Magaalada Garowe ayaa waxaa ku so baxay Lix-Xubnood oo ka mid yahay Saciid Xussen Ciid Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Soomaaliya.
Xubnahan Maanta la doortay ayaa ka mid ah 37 Xildhibaan oo labo iyo...
Xoghayaha guud ee gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa u digay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, waxaanu u sheegay in "kelinimo" aanay dan u ahayn Europ iyo Maraykanka toona.
Waxaa uu sheegay in reer galbeedka ay soo food saartay caqabadii ugu wayneed ee dhanka nabadgelyada ah ee mudo...
Maanta ayaa waxay ku beegan tahay sanad kadib weeraradii Paris France ka dhacay.
Weeraradaa ayaa lagu tilmaamay weeraro argagixiso waxaana la sheegay in dad badani ku naf waayeen. Waxaa sidoo kale la sheegay in dad badan oo kalena ay ku dhaawacmeen.
Weeraradaa ayaa waxaa dadka dhintay lagu sheegay tiradooda 130 qof. ...
Maanta, ayaa lagu wadaa in Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo ah Xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug, lagu doorto xubnaha Aqalka Hoose, iyadoo lix xubnood oo keliya maanta lasoo dooran doono.
Guddiga Doorashada Heer maamul-goboleed ee Galmudug, ayaa sheegay in lixda kursi ay ku tartami doonaan xubnaha kala ah:
...
Kaddib kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhaxmaray AMISOM, ayeey ku dalbadeen ciidammo dheeraad ah oo lagu biiriyo howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya.
Taliyayaasha ciidammada, Kenya, Burundi, Jabuuti, iyo mas'uuliyiin ka socday Uganda, ayaa goob joog ka ahaa kulanka, iyaga oo ugu baaqay QM iyo dalalka deeq bixiyayaasha...


















