Guddiga Taakuleynta Abaaraha ee Gobolka Sool, ayaa deeq raashin ahayd maanta gaarsiiyay qayb ka mid ah dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kasoo barakacay gobolada Togdheer, Sool, Cayn, Sanaag, Mudug & Nugaal kuna sugan Dulleedka Deegaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool.
Qoysaskaan, ay Abaaruhu Saameeyeen, ayaa la Gaadhsiiyay Deeqdaan oo...
Maxkamadda Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa Xukunno ku Ridday Saddex Dhallinyaro Soomaaliyeed ah, oo lagu kala Magacaabo; C/llaahi Yuusuf, C/risaaq Warsame iyo Zakariye C/raxmaan, kuwaasoo lagu helay dambiyo la xiriira inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.
warsom2011@gmail.com
HADABA DAAWO MUUQAALKAN:-
https://youtu.be/JvnLSOpjNXQ
Guddoomiyaha KMG ah ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, C/qaadir Ismaaciil Jirde, ayaa sheegay inuu xilkii iyo xubinimaddii xisbiga ka qaadeen gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga Axmed Mumin Seed iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Xisbiga Faarax Maxamuud Cabdulle (Faarax Dheere).
C/qaadir Jirde ayaa ku dooday inay sababta uga...
Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna ayaa maanta galinkii hore xiray idaacada Radio Galgaduud ee magaalada Guriceel.
Idaacadaa ayaa la xiray abbaare 10kii subaxnimo ee maanta. Ciidamadaa ayaa ku amray in shaqaalihii idaacadaasi ay kasoo baxaan xarunta idaacada dabadeedna waa ay xireen.
Wariye ka tirsan idaacadaa ayaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay in...
War-murtiyeed uu maamulka Puntland soo saartay ayaa waxay ku sheegeen inay waxba kama jiraan yihiin Qoraallo dhawaan ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku aaddanaa Hannaanka Doorashooyika.
Maamulka Puntland ayaa Qoraalkaan ku sheegtay in Go’aannadii Madasha Qaran ee 22-kii illaa 25-kii Bishii Juun ee 2016-ka...
Dumarka Sacuudiga gaar ahaan caasimada Riyadh ayaa sheegay in ay aad u jecel yihiin xirashada niqaabka ama indha shareerka.
Indha shareerka ayaa loo ogol yahay dumarka Sacuudigu inaysan xiran hadii ay sidaa door bidaan laakiin ayaga ayaaba aad u jecel inay xidhaan niqaabka.
Dumarka Sacuudiga ayaa kasokow indha shareerka waxay sidoo...
Siyaasiyiinta gobollada W/qooyi ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ka qeybgallayaan doorashada dadban ee dalka ka dhaceysa, kaddib markii ay dhowaan qaadaceen.
Shir jaraa’id oo ay wada-jir maanta ugu qabteen magaalada Muqdisho ayeey ku sheegeen in kulan labadii cisho ee la soo dhaafay ku lahaayeen magaalada Muqdisho, kaddib...
Magaalada Kismaayo waxaa saaka soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Dr. Cali Xaaji Warsame oo ah musharax u taagan qabashada xilka Madaxweeynaha Soomaaliya, ayadoo garoona diyaaradaha ee magaalada ay si diiran ugu soo dhaweeyaymadax ka tirsan Jubaland, ururrada haweenka, dhalinyarada, odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan...
Madaxweynaha Cusub ee alka Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Muhaajiriin Tiradoodu dhexeyso laba illaa saddex Milyan oo Ruux oo sharci-darro ku jooga Maraykanka uu Tarxiili doono Marka uu Xafiiska la Wareego.
Trump oo Wareysi siiyay Telefishinka Maraykanka laga leeyahay ee CBS, ayaa sheegay in uu si Gaar ah u...
Dibad-bax nabadeeed oo lagu muujinayo muhiimada Wada-noolaanshaha, loogana soo Hor-jeedo Faquuqa iyo Islaam-naceybka, ayaa ka dhacay beerta nasashada ee Loring Park ee Magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.
Kulanka oo lagu magac daray, Sanbuusa Sunday (Axad), ayaa waxaa soo Qaban-qaabiyay Xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, Hay’adda Minneapolis Foundation iyo Duqii hore...


















