Saturday, June 6, 2026
Dowladda Itoobiya ayaa war ay habeenkii xalay ahayd soo saartay ku sheegtay in lakala dirayo oo la tirtirayo Ciidamada Booliiska gaarka ah ee degaannadu leeyihiin ee loo yaqaano (Liyuu Booliska), iyagoo si ikhtiyaar ah loogu kala darayo Milatariga dalka, Ciidanka Federal Booliska, iyo Booliska caadiga ah ee Deeganada dalku...
Guddoomiyaha gobolka Gedo, Cabdullahi Shimbir, ayaa sheegay in doorasho kasta oo laga qabanayo gobolka ay tahay in lagu saleeyo wadatashi iyo sharciyad, isaga oo sheegay inaan maamulka gobolka lagala tashan qorsheyaasha doorashooyinka la sheegay in laga qabanayo Gedo. Gudoomiye Shimbir ayaa sheegay in wada-hadallo ay kula yeesheen Dowladda Federaalka magaalada...