Saturday, August 29, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya. Madaxweyne Maxamuud ayaa ka warbixiyey qorsheyaasha dowladda ee ku aaddan xaqiijinta Soomaaliya ku habboon maalgashi, taas oo uu sheegay in ay aas-aas u tahay dabar-goynta argagixisada, horumarinta shuruucda iyo dowladnimada, dhismaha...
Cabdulahi Cabdi oo katirsan saraakiisha amniga Galmudug ee deegaanka Qaayib ayaa sheegay in odayaal tuhun looga qabay inay xiriir laleeyihiin Alshabaab ay shalay si toos isugu dhiibeen Alshabaab. Odayaashaan oo la sheegay inay ka baxeen degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa la ogaaday inay gaareen degmada Xarar dheere oo kamid...
Hogaamiyayaasha mucaaradka Somaliland ayaa shacabka uga digay hogaaminta madaxweyne Biixi. Fariimo ay ku baahiyeen warbaahinta Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, shacabka ugu baaqeen in ay ka digtoonaadaan hogaaminta madaxweynaha. "Dadka Somaliland waxan leeyahay tuu soo wado hadaynaan ka tashan, meel aynaan...
Ciidanka gaarka ah ee dowladda iyo rag hubeysan oo ka tirsan al Shabab, ayaa ilaa iyo xalay ku dhex dagaallamaya hotelka Villa Rosa ee ku dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Goob-joogayaal ayaa sheegay in weerarka uu ku bilowday qarax ismiidaamin ah, kaddibna rag hubeysan ay galeen hotelka. Ilaa iyo hadda lama ogga...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Salaad samatar ayaa jeedisay hadal buuq badan ka dhex dhaliyay baraha bulshada. Guddoomiye ku xigeenka barlamaanka ayaa munaasabad lagu daahfurayay wacyi galinta shaqaaqooyinka dumarka, waxay ka sheegtay inay Muqdisho ka tagayso haddii uusan barlamaanku meel marin sharciga buuqa badan ka taagan...
TPLF ayaa dowladda Eritariya ku eedaysay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyeen maanta magaalo kamid ah gobolka Tigray oo lagu magacaabo Irob, sida uu baahiyay Tvga Tigray ee ay maamulaan TPLF. Goobaha ay waxyeelladu ka soo gaartey duqayntu ayay TPLF ku sheegtay inay ahayd goobo ay...
Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne), ayaa ku andacooday in hay'addo shisheeye ay Somaliland ku faafinayaan diinta Masiixiga. Waxa uu sheegay in waxyaabihii ay xukuumada Somaliland isku qaniineen ay kamid ahayd, la dagaalanka laba hay'addood oo reer galbeed ah kuwaasi oo daganaa Hargaysa iyo agagaar keeda, isla markaana diimo baadila...
Nin kasoo jeeda qoomiyada Oromada, ayaa xalay feedh jilib ku dilay wiil 22 sanno jir ah, dilka ayaa ka dhacay afaafka hore ee Guuleed Hotel ee magaalada Hargaysa. Warbixin lagu daabacay boga Facebook ee Booliiska Somaliland, ayaa lagu sheegay in ciidanku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan eedaysanaha,...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Caddaala ayaa sheegay ku dhawaad 30 katirsan dagaalamayaasha Alshabaab in lagu dilay dagaal saakay ka dhacay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud. Wasiir ku xigeenka warfaafinta waxa uu sheegay in Alshabaab ay ku fashilmeen isku day ay ku doonayeen inay ku qabsadaan Qaayib,...
Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn cirka ah oo laga fuliyay deegaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xubnaha la laayay ee Alshabaab ay kamid ahaayeen firxadkii ka bad baaday howlgal 23-kii bishaan...