Kooxda TPLF ayaa ugu baaqday dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Itoobiya in aysan qeyb ka noqon colaadda kasoo cusboonaatay waqooyiga Itoobiya.
Afhayeenka Kooxda TPLF, Getachew K. Reda ayaa sheegay in dagaalka todobo cishe kahor ka qarxay waqooyiga Itoobiya haddana socda uu yahay dagaal lagu qasbay ayna difaacayaan aayahooda.
Getachew K. Reda ayaa...
Afhayeenka kooxda TPLF Getachow Reda ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidamadoodu ay qabsadeen magaalada Weldiya oo ku taalla gobolka Amxaarada ee ay deriska yihiin Tigray.
Maalinimadii shalay ayay warbaahinada qaarkood waxay tabiyeen in magaaladan Waldiye ay qabsadeen kooxda TPLF, balse warkaa waxaa beeniyay Getachow Reda, Afhayeenka kooxda TPLF.
Sidoo kale dowlad...
Sanadkii 1991-kii ayuu Cali Mahdi Maxamed noqday Madaxweynihii Soomaaliya kaddib markii ay xilka laga tuuray Maxamed Siyaad Barre oo 21 so xukumayay dalka.
Cali Mahdi - oo Alle ha u naxariistee Arbacadii ku geeriyooday magaalada Niarobi ayaa xilka ugu sarreeya waddanka Soomaaliya qabtay xilli uu socday dagaal sokeeye oo xooggan.
Wuxuu...
Kusoo Dir Magacaaga,Telfonkaaga,iyo Halka Aad Ku Sugantahey, Emailkan/ warsom2011@gmail.com
Xisbiyo Siyaasadeed oo Kor U Dhaafaya Konton Xisbi Ayaa Maanta Shir ku Yeeshay Magaalada Muqdisho,Kuwaas oo Bayaan Diidmo ah Kala Hor Yimid Nidaamka Doorasho ee Dalka Soomaaliya,Doodiisuna Hadda Ka Socoto Barlamaanka Aqalka Sare Iyadoo ay Hore Usoo Ansixiyeen Barlamaanka Federalka Soomaaliya.
Xisbiyada...
Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa gacanta ku dhigay doomo u socday magaalada Berbera ee Soomaaliya, kaas oo ay leedahay dowladda Koofurta Kuuriya.
Saddex doon oo ku sii jeeday maagalada Berbera ee Soomaaliya ayaa ciidamada Xuutiyiinta ka qabteen xeebaha dalka Yeman meel 15km u jirta.
Waxaa ay ka koobanyihiin 16 qof oo labo...
Xisbiga Ileys Ayaa Si Diiran Usoo Dhaweeyey Xubnaha Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka 2'aad ee Jubaland Kuwaasoo ay Shaaciyeen Gudiga Xuduudaha iyo Doorashooyinka Madaxa Banaan ee JubaLand,Warsaxaafadeed uu Xisbiga Ileys Soo Saareyna Waxa uu u Qoraa Sidan:-
...
Shabakadda Wararka Warsom Waxey Dhawaan Bilaabeysaa Barnaamijyo Gaar u ah Axzaabta Siyaasadda Kuwaas oo Xisbi Kastaa Kusoo Diri Karo Qoraal ahaan Iyo Muuqaal ahaan,Hadaba waxaa Madaxda Xisbiyada iyo Gudiyada Xisbiyada Loo Balan Qaadeyaa Adeeg Dhaqso ah Ee Fadlan Kusoo Dir Barnaamijyada aad Rabto in Xisbigaagu Bulshada usoo Bandhigo,sida:-
1 Ujeedooyinka...
JAANTUUSKA XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
MAGACA XISBIGA:
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ( XMJS) Waa Xisbi Siyaasi Ah Oo Ka Jira Jamhuuriyada Soomaaliya ,waana xisbigii ugu horeeyey ee isu taagay hirgalinta nidaamka xisbiyada badan waxaa la aas aasay 29/09/1997 Waxaana Magaalada Muqdisho Looga Dhawaaqay 06/08/1998 Iyadoo Uu Dalka Ku Jiray Bur Bur...
Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo Guddoomiyaasha Golayaasha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedyada Dalka waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed iyo...
Ra’iisul Wassaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka.
Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdigiisa ayaa halkaas waxa ay kaga qeyb-galayaan shir looga hadlayo arrimo ay kamid yihiin deyn cafinta Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa inta ay Mareykanka joogaan waxa ay...


















