Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay shirweyne Ka dhacayo gudaha magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, waxaana shirkaan oo ay martigalineyso dowladda Soomaaliya ayaa lagu casuumay Wasiiradda Gaashaandhiga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka dariska ah ee loo yaqaano dalalka safka hore.
Ujeedada...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Shalay galinkii dambe ku xirtay Odayaal la sheegay in dhawaan heshiis lasoo galeen kooxda Al-shabaab.
Odoyaashaan la xiray ayaa tiradooda lagu sheegay lix ruux, kuwaas la tilmaamay iney jabiyeen amarkii dowladda Soomaaliya ee...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya.
Haweeneyda Congress-ka...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa fartay hay’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya gudaha Soomaaliya inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka laga bilaabo Maanta oo ay taariiqdu tahay 30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023-ka, Iyadoo la tixgelinayo xaalada amni...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo la sheegay inay tahay xaaska horjoogaha ugu sareeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin.
Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah, Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhigiisa wasiirka gaashaandhiga dalka Jabuuti Xasan Cumar Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayay soo gaaray Muqdisho.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la wadaagay dhigiisa Jabuuti Xasan Maxamed Cumar howlgalada ka socda gobolada dalka qaarkood...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan sameeyay deegaano badan oo ka tirsan gobolka Mudug.
Howlgalada ayay si gaar ah ciidamada waxay uga sameeyeen deegaano iyo tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmada Xarardheere iyo deegaanka Caad ee gobolka Mudug, waxaana saraakiisha ciidamada...
Xukuumada Somaliland ayaa warbaahinta uga digtay in ay faafiyaan warar, warbixino iyo ra'yi ururin keeni kara in xaalada Laascaanood kasii darto.
Warsaxafadeed kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa warbaahinta loogaga digay in ay faafiso warar ama warbixino keeni kara in xaalada magaalada Laascaanood ay kasii darto.
"Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta...
Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku tilmaamay guul shacabka Soomaaliyeed usoo hoyatay, in kooxda Al-Shabaab ay dareemeen saamaynta ay ku yeelatay dagaalka dhaqaale ee dawladdu ku qaadday.
Wasiirka ganacsiga wuxuu sheegay tallaabada cuno qabataynta dhaqaale ee Shabaab lagusoo rogay in lagu badbaadiyey lacago tiro badan oo ay...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 136 kamid ah dagaalamayaasha Alshabaab lagu dilay howlgal ciidan oo haatan ka socda deegaano katirsan Shabeeladda hoose.
Wasiir ku xigeenka warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay howlgalku inuu ka dhacay degaan lagu magacaabo Warta, taasoo 12km u jirta degmada Janaale.
Wasiir...


















