Friday, October 23, 2026
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ka furmay shirka wada-tashiga ballaarinta Idaacadaha dowlad Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo gobolka Banaadir. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno ka...
Alle ha u naxariistee waxa magaalada Boorama ku geeriyootay fannaanadii codka halaasiga ah lahayd ee Aamina Cabdillaahi Xirsi. Aamina Cabdillaahi oo 30 kii sanno ee ugu danbeeyay ku noolayd magaalada Borama ayaa kamid ahayd fannaaniintii loogu jeclaa waayihii uu fanka Soomaalidu cirka marayay, iyadoo qaaday heeso aan waligood gaboobin oo...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, oo warbaahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in dagaalka saaka ay ku gacan sareeyeen...
Allaha ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey oo katirsanaa barlamaanka Soomaaliya, sida u shaaciyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe. "Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey...
Wararka ka imaanaya magaalada Lamu ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax miino oo geystay khasaare dhmasho iyo dhaawac leh lagula eegtay duuleedka magaaladaasi gaari ay leeyihiin ciidamada dalka Kenya. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miinada nooca dhulka la galiyo laguna aasay inta u dhaxeysa deegaanada...
Somaliland ayaa sheegtay in kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in argagixiso kamid tahay isla markaana ay Puntland hogaaminayso ay weerar muddo la qorshaynayay kusoo qaadeen fadhiisimada millatariga ee aaga Laascaanood. Qoraal lagu baahiyay boga Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu sheegay in saaka subaxdii hore ay xoogaga ka...
War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirka golaha wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Golaha wadatashiga ayaa ku heshiiyay saddex qodob oo kala ah, in dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah 2026, federalaynta maaliyadda dalka iyo qaab dhismeedka amniga dalka. Puntland oo ka maqnayd shirkaan ayaa...
Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Shirka ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee diirrada lagu saarayo waxay yihiin amniga, gaar ahaan wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Wasiirka warfaafinta Koobfur Galbeed, Xasan Cabdulqaadir Maxamed, ayaa BBC...
Madaxweyne William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo eegi lahaa heshiiska si loo waafajiyo isbeddelada casriga ah. Waxa uu sheegay in EAC ay ku...
Ururka Saxafiyiinta (SJS), Ururka Warbaahinta (SOMA) iyo ururka Badbaadada Suxufiyiinta, (SMSJ) ayaa ka dhiidhiyay xariga sharci darrada ah ee lagu hayo Xoghayaha Guud ee SJS Cabdalle Axmed Muumin, waxayna ku baaqeen in si shuruud la’aan ah loo sii daayo. Weriye Cabdalle Muumin waxa uu si qarsoodi ah ugu xiran yahay...