Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraaid ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka warbixiyay safar shaqa oo maalmihii lasoo dhaafay uu ku joogay Boqortooyada Saudi Arabia, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Amiirka Magaalada Riyaad.
Madaale ayaa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray duuleedka degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan halka loo yaqaano beerta Cali Mahdi ciidamada Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa kooxda Al-shabaab oo halkaasi xarumo ku lahaa.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Haramcad weerar...
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay qodobo kala duwan.
Kulanka golaha Wasiiradda Jubbaland ayaa si qota dheer looga hadlay xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xuraynta ee ka socda Inta badan deegaanada iyo degmooyinka Jubaland oo...
Dowladda Itoobiya ayaa maanta u magacowday Getachow Reda inuu noqdo Madaxweynaha ku-meel gaarka ah ee gobolka Tigray, sida lagu sheegay war goor dhaweyd kasoo baxay Xafiiska Ra'iisal Wasaare Abiyi Axmed.
Getachow Reda oo horey xilal kala duwan uga soo maray dowladda Itoobiya ka hor colaaddii dhex martay TPLF iyo dowladda...
DAAWO;Arrin ar gagax ah oo lagu arkay dadka kusoo dhaawacmay Laascaanood ee Muqdisho la keenay & Al shabab oo jab xoog leh..
https://youtu.be/AI0wP-xr7ac
Wasiiru Dowlaha Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa ka qeyb galay Munaasabad Safaaradda Talyaanigu ku Wareejisay Gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Boliiska.
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin oo ka hadlay munaasabadda ayaa uga mahadceliyay Dowladda Talyaaniga taageerada...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad oo kaashanaya ciidanka Nabadsugida jubaland ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay degaano ay kamid yihiin Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani, Qudus, oo katirsan gobolka Jubada hoose.
Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab Carab Dheeg Axmed ayaa sheegay in...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi.
Kulanka Guddoomiyaha iyo safiirka dalka Taliyaaniga ayaa looga hadlay xiriirka labada dal ee taariikhiga ah. Danjiraha ayaa Guddoomiyuhu u soo gudbiyay dhambaal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu wehliye Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa dib ugu soo laabtay caawa magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baydhabo kaga qaybgalay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran,halka M/weyne Xasan shiikh uu u kicitimey Dalka Uganda.
Lama oga...
DEG DEG;Walwalka Madaale & Xogta Jabka B/Abgaal Jabka Musa Bixi oo lasoo bandhigay Guusha Sadaq Joon
HOOS KA DAAWO
https://youtu.be/Bury5Av-g60


















