At least 6 civilians died and 12 others were injured in an explosion that hit a bus carrying passengers in the Lower Shabelle.
The bus that was hit by the explosion was traveling between Qoryoley and Marka in the Lower Shabelle region.
The Somali government has accused the Al-Shabaab group of...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka, oo lagaga arrinsanayay dhameystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab.
Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu ciribtirayo argagixisada, waxa uuna...
Saaxiibada caalamiga ayaa maanta weerar dhinaca cirka ka gaystay deegaanka Qobyaxaas ee Galbeedka Gobolka Hiiraan.
Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha saaxiibada caalamiga ay bartilmaameedsadeen xarun ay maleeshiyada Al Shabaab ku leeyihiin deegaankaasi.
Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in goobta la bartilmaameedsaday uu shir uga socday maleeshiyada Shabaabka, oo horjoogeyaal ay ku jiraan.
“Ciidanka...
Dowladda Federaalka soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha amnigu ay xabsiga dhigeen xubno ku dhex jiray, oo sida ay sheegtay u basaasayay maleeshiyada Al Shabaab.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in Hay’adda Nabad Sugidda ay qabatay illaa 10 xubnood.
Wasiirka oo gelinkii dambe ee Jimcihii shir jaraa’id ku...
Markab nooca shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa subaxnimadii hore ee sabtida waxyeelo ka soo gaadhay marinka Kerch Strait ee u dhow buundada isku xidha gobolka Crimea ee Ruushku haysto iyo dhul weynaha Ruushka.
Kooxda samatabbixinta badda ee fadhigoodu yahay dekedda Novorossiysk ee badda madow ayaa sheegay...
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imanaya gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay iska difaaceen weerar kale oo uga yimid maleeshiyaadka Al-Shabaab oo mar kale soo weeraray deegaanka Goofgaduud.
Waa markii saddexaad ee al-Shabaab ay soo weerarto Goofguduud maalmo gudahood mana Jiro ilaa iyo hada wax falcelin ah oo...
The number of deaths caused by the actions of extremist groups has risen by almost 50% in the last 12 months in Africa, which has reached a historic increase.
The situation in Somalia and the Sahel region is of particular concern, according to research conducted by the American research center...
Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnihii wasiirro heer goboleed oo la socda oo ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay inay mashaariic ka billaabeen dagmooyin ka mid ah gobolkaasi.
Mashaariic hormarineed waxaa ka mid ah kuwa adeegyada biyaha iyo waxbarashada, waxayna imanayaan ayada oo dhowaan laga heshiiyey...
Caqabad cusub ayaa la soo deristay heshiiskii ay gadh-wadeenka ka ahayd dawladda Shiinuhu ee la isugu soo dhoweeyey Iran iyo Sucuudiga, ka dib markii ay labada dal isku qabsadeen ceel shidaal oo ku yaalla Gacanka Persia.
Dalalka Sucuudiga iyo Kuwait ayaa si wada-jira u sheegtay ceel shidaal oo ku yaalla...
Iyadoo shalay fiidkii iska horimaad uu dhexmaray Ciidmada Booliiska Somaliland iyo koox dablay oo isku urursaday deegaanka Gacan-Libaax ayay maanta qaar ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ay billaabeen waan-waan labadda dhinac ah.
Madax dhaqameedka ayaa xusay inay la kulmayaan kooxdan hubaysan, waxayna xukuumadana ugu baaqeen inay ka soo qaado...


















