Thursday, May 21, 2026
Shirweynaha Aayo-Katashiga oo ka socday magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ay dhincyada ka qeyb galay ku muujiyeen walaac xooggan oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed, amni, dhaqaale iyo bani’aadanimo ee dalka. Shirweynahan, oo ay ka qeybgaleen Golaha Mustaqbalka, xildhibaano, siyaasiyiin horey xilal uga soo qabtay dalka iyo ururrada bulshada...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay shirka mucaaradka ee ka socda magaalada Kismaayo, isagoo diray farriin si toos ah ugu wajahan siyaasiyiinta ku shirsan halkaasi. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda federaalka ay diyaar u tahay wada-hadal iyo tanaasul, balse uu shirka Kismaayo noqdo ay kasoo baxaan aragtido iyo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ogeysiis rasmi ah oo lagu wargelinayo dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahwadaagta waxbarashada in la hakinayo dhammaan howlaha waxbarashada ee ka socda Gobolka Banaadir. Ogeysiiskan ayaa lagu sheegay in hakinta waxbarashada ay bilaaban doonto 21-ka Diseember ilaa 25-ka...
Ilo xog-ogaal ah ayaa u sheegay Al Jazeera in nidaamka fiisaha elektaroonigga ah (e-visa) ee Soomaaliya uu leeyahay cillad amni oo halis gelinaysa xogta shakhsiyeed ee dadka codsada fiisaha. Ilo-wareedku wuxuu sheegay in arrintan ay horay ugu gudbiyeen mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya toddobaadkii hore, si ay uga digaan khatarta jirta, balse...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah masiirka dalka, gaar ahaan doorashooyinka golayaasha deegaanka ee bishan ka qabsoomi doona caasimadda Muqdisho. Kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Golaha Wasiirradu ka dhageysteen...
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in sanadka 2026 ay soo saari doonto nooc cusub oo baasaboor ah, ka duwan kan hadda ay isticmaalaan muwaadiniinta Soomaaliyeed. Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow, ayaa arrintan ka sheegay munaasabad ay hay’addu kusoo bandhigtay Warbixinta Sanadeedka Waxqabadka 2025....
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa ka hadlay shirweyne maanta lagu wado inuu magaalada Kismaayo uga furmo xubnaha mucaaradka dowladda iyo madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland. War qoraal ah oo uu soo saaray Wasiir Cali Xoosh ayuu ku sheegay in dowladdu marnaba kasoo horjeedin...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay dib u dhac ku yimid kaalmadii miisaaniyadeed oo ay ka heli jirtay Turkiga, iyadoo Wasiirka Maaliyaddu xaqiijiyay in lacagtaasi aan weli la helin sanadkan. Wasiir Bixi Iimaan Cige, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya,  ayaa warbaahinta u sheegay in dowladda Turkiga, oo kamid ah saaxiibada safka hore ee...
Ciidanka hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee (NISA) oo garab ka helaya saaxiibada caalamka ayaa galinkii dambe ee Shalay howlgalo qorsheysanaa ka fuliyay deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan. Warsaxafadeed kasoo Taliska NISA ayaa lagu sheegay in howlgaladaasi lagu dilay ilaa sagaal xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab oo ku sugna...
Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Turkiga ayaa kala saxiixday dhaqan-gelinta Heshiiska Iskaashiga iyo Horumarinta Waxsoosaarka Badda ee ay horey ugu heshiiyeen Labada dhinac, kaas oo muhiim u ah ilaalinta iyo horumarinta khayraadka badda (Blue Economy). Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Ankara...