Friday, June 12, 2026
Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas oo ka dhacay Addis Ababa, kaasoo hal ku dhiggiisu uu ahaa baahida Iskaashi Goboleed ee badda cas. Madaxa fulinta machadka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Jacfar Bedru oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada...
Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Siti ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka socdo tuulooyin kuyaala galbeedka gobolka ee Dowlad degaanka Soomaalida. Dagaalkan oo socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa waxa uu si gaar ah uga socdaa magaalada Dhuunyar...
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliyaha amniga qaranka, Xuseen Sheikh Cali. Ciidamada Itoobiya ayaan ka mid noqon doonin ciidamada AU-da" ee ka howlgali doona Soomaaliya marka uu dhamaado howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo barqanimadii maanta ku dhexmaray gudaha degmada Bardaale ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyo beeleed hubeysan. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyihii Saldhigga Booliiska degmada Bardaale ee gobolka Baay Cali Boorow iyo saraakiil kale oo ka tirsan...
 Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo maleeshiyo beeleed ah. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka maleeshiyo beeleedka ah ay weerar xoogan ku qaadeen fariisimo gudaha magaaladaasi ay...
Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones,ka oo ka dhacay gobolka Bari in lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish. War kooban oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalka duqeynta ah iney iska kaashadeen...
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidankii badali lahaa kuwa ATMIS ee la filayo in dhamaadka sanadkaan dalka isaga baxaan. Wasiir Fartaag ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay haatan ku filan yihiin la wareegida amniga guud ee dalka, islamarkaana aysan jirin wax...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU) kadib wadahadalo ku dhexmaray magaalada Berne ee dalka Switzerland Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin Cali Soomaali iyo Agaasimaha guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mr. Masahiko Metoki. Ujeedka safarka wasiirka ee magaalada Berne ayaa...
Waxaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay dib u eegistii koowaad ee dhaqaalaha Soomaaliya, kadib kulamo isdaba joog ahaa oo dhexmaray madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa hay'adda IMF, tan iyo wixii ka dambeeyay deyn cafinta. Kulamada u dhaxeeyay Madaxda dowladda iyo kuwa IMF ayaa soo socday tan iyo bishii Decembar...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixyay howlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay gudaha dalka. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka todobaadkii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab iney ka fuliyeen deegaano ka kala tirsan gobolada Shabeelooyinka...