Safaaradda dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa warqad eedeyn ah u gudbisay Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse, taasi oo ay kaga cabaneysay Safaaradda ilaalada Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Safaaradda Mareykanka ayaa askarta ilaalada dhadhaw u ah labada masuul ku eedeysay iney si xun...
Aaska iyo Jinaazada Allaha u Naxariistee Marxuum Cismaan M Jeelle oo Madaxda Qaranku ka Qeyb Galeen.
Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Allah u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa xubinihii Golaha Sare ee dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku Tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle...
The Commander of the Uganda Land Forces (UPDF), Lt. Gen. Kayanja Muhanga was sent to Somalia to find out the circumstances of the Al-Shabaab attack on the Ugandan Army base in Buulo Mareer.
On Friday at 5 am, Ugandan troops who are part of the Transitional Mission in Somalia (ATMIS)...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee dalka Uganda (UPDF), Lt. Gen. Kayanja Muhanga ayaa loo soo diray Soomaaliya, si uu u ogaado xaaladihii uu ku dhacay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga Ciidanka Uganda ee Buulo Mareer.
Jimcihii 5-tii subaxnimo, ayaa ciidamo ka tirsan Uganda oo qeybta ka ah howlgalka KMG ah...
The President of the General Assembly of the United Nations, Esaba Kőrösi, strongly condemned yesterday's attack by the Al-Shabaab group on the ATMIS military base in the Bula Marer district of the Lower Shabelle region.
Governor Csaba Kőrösi first expressed his condolences to the governments of Somalia and Uganda to...
Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay Csaba Kőrösi ayaa si kulul u cambaareyay weerarkii Shalay kooxda Al-shabaab ku qaaday Saldhiga ciidanka ATMIS ay ku leeyihiin degmada Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Guddoomiye Csaba Kőrösi ayaa ugu horeyn uga tacsiyadeeyay dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda dadkii ku dhintay weerarkaas...
Somali diplomats said that Russia has promised to help Somalia's armed forces in their fight against Al-Shabaab.
The diplomats, who asked not to be named because they were not allowed to talk to reporters, said that Russian Foreign Minister Sergey Lavrov made the request during a conversation with his Somali...
Diblumaasiyiin Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ruushka uu ku yaboohay in uu ka caawiyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab.
Diblumaasiyiintan oo codsaday in aan magacooda la shaacin sababo la xiriira in aan loo ogolayn in ay la hadlaan warfidiyeenka, ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan saaxiibo caalami ah, ayaa Jimcihii weerar cirka ah ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.
Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa lagu beegsaday afar tuulo oo hoostaga degmada Kunturwaarey. Gaadiid...
Somali security forces, alongside international partners, carried out an airstrike attack in the Lower Shabelle region on Friday, killing at least 30 al-Shabaab militants.
According to state media, the planned operations targeted four villages within the Kunturwarey district. Military vehicles and heavy weapons were destroyed during the operation.
The government media...


















