Thursday, April 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

The National Consultative Council last night reached historic electoral agreements, with the agreement that next year there will be one person and one vote election, and the election will take place once every five years. Somali leaders have also agreed to remove the position of the Prime Minister, replacing it...
Golaha wadatashiga qaran ayaa xalay gaaray heshiisyo doorasho oo taariikhi ah, iyadoo la isku raacay in sanadka soo socda dhici doonta doorasho hal qof iyo hal cod ah, waxayna doorashadu dhacaysaa shantii sanaba hal mar. Madaxda Soomaalida ayaa sidoo kale isku raacay in meesha laga saaro xilka Ra’iisul Wasaaraha, iyada...
Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni has issued a message of condolence to all the families of the soldiers who died in the Al-Shabaab attack on the Ugandan army base in Buulo Mareer area. The President of Uganda said that they have formed a Board of Inquiry (BOI), saying that the...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa soo saaray dhambaal tacsi ah oo ku aaddan dhammaan qoysaskii ay ka geeriyoodeen askartii lagu dilay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Uganda ee degaanka Buulo Mareer. Madaxweyne Uganda ayaa sheegay inay sameeyeen guddi baadhiseed (BOI), isagoo sheegay in xaqiiqadu soo bixi...
Turkish President Recep Tayyip Erdogan has won re-election, according to unofficial data from state-run Anadolu Agency, in a tense run-off after he failed to secure more than 50 percent of votes required for an outright victory in the first round on May 14. With 97 percent of ballot boxes opened,...
The US Embassy in Somalia has submitted a letter of accusation to the Minister of Foreign Affairs of Somalia, Abshir Omar Jama Haruse, which she complained about the embassy security of the Prime Minister of Somalia and the president of the South West administration. The American Embassy has accused the...
Safaaradda dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa warqad eedeyn ah u gudbisay Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse, taasi oo ay kaga cabaneysay Safaaradda ilaalada Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Safaaradda Mareykanka ayaa askarta ilaalada dhadhaw u ah labada masuul ku eedeysay iney si xun...
Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Allah u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa xubinihii Golaha Sare ee dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku Tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle...
The Commander of the Uganda Land Forces (UPDF), Lt. Gen. Kayanja Muhanga was sent to Somalia to find out the circumstances of the Al-Shabaab attack on the Ugandan Army base in Buulo Mareer. On Friday at 5 am, Ugandan troops who are part of the Transitional Mission in Somalia (ATMIS)...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee dalka Uganda (UPDF), Lt. Gen. Kayanja Muhanga ayaa loo soo diray Soomaaliya, si uu u ogaado xaaladihii uu ku dhacay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga Ciidanka Uganda ee Buulo Mareer. Jimcihii 5-tii subaxnimo, ayaa ciidamo ka tirsan Uganda oo qeybta ka ah howlgalka KMG ah...