Dagaal maalintii labaad galay ayaa ka soconaya magaalada Ceerigaabo, halkaas oo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ay ku dagaalamayaan qaar ka mid ah xaafadaha magaalada.
Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii qaar kamid ah ciidamada SSC Khaatumo ay si qarsoodi ah u soo galeen magaalada maalmihii u danbeeyay, isla...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay shir gudoomiyay xubnaha Golaha Wasiirada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo bandhigay qaar kamid ah qodobbada Dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameynayo iyo kuwii horey loogu sameeyey.
Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka iyo guddiga arrimaha Dastuurka u qaabilsan...
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay aad uga xuntahay dagaaladii ka dhacay deegaanka Raaskambooni, waxayna ku tilmaantay inuu ahaa mid murugo leh oo laga baaqsan karay dagaal dhex mara dhalinyaro Soomaaliyeed.
Waxay ku eedeeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Ciidanka Qaranka u adeegsanayo arrimo siyaasadeed, isla...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay 600 Askari oo Soomaali ah iskana dhiibay degaanka Ishiakani ee xuduudka Kenya iyo Soomaaliya ee dib ugu soo celin doonto Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha ciidan ee ku sugan Lamu ayaa u sheegay Jariidada The Nation ee kasoo baxda Dalka Kenya in ciidamadaan Soomaalida ay qorsheenayaan inay...
Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Maxamed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay madaxda Itoobiya iyo Soomaaliya ku gaareen magaalada Ankara ee dalka Turkiga si loo dhameeyo khilaafkii labada dal ka dhex aloosnaa, kaas oo ku saabsanaa heshiiskii Somaliland ay la gashay Itoobiya.
“Gudoomiyuhu waxa uu soo dhawaynayaa war-murtiyeedkii kasoo baxay wada...
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Marwo Batuulo Sheikh Axmed Gabelle ayaa warqad ay shalay soo saartay ku faah faahisay go’aamadii ka soo baxay Guddiga Sare ee Haweenka Qaranka, waxaana ay shaaca ka qaaday in Wasiir Bashiir Goobe uu kusoo xad gudbay Guriga hooyooyinka uuna damacsan yahay inuu boobo.
Warqadda ayaa lagu...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland uu saakay ka qarxay nawaaxiga deegaanka Raas kambooni ee gobolka Jubbada Hoose.
Dagaalka oo si gaar ah uga socda deegaanka lagu magacaabo Manaraani ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid aad u xoogan oo...
Guddiga Sare ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa soo gabagabeeyey wada tashigii iyo dib u eegistii labaad ee hoos timaada nidaamka deyn cafinta (ECF) ee Soomaaliya.
Dib u eegistan kaddib, Guddiga sare ee IMF ayaa u oggolaaday Soomaaliya in si degdeg loo siiyo qiyaastii lacag dhan $10 milyan, taasoo wadarta...
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay ka degay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdoğan.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa Ankara u tagay ka qeybgalka wareegga saddexaad ee wada halada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Wafdiga...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, si uu uga qayb-galo wareegga saddexaad ee wada-hadallada lagu qaboojinayo xiisadda kala dhexeysa Itoobiya, sida ay sheegtay wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.
Haddii uu sidoo kale kulanka ka qeyb galo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxa ay...


















