Friday, May 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Waxaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga Booqasho rasmi ah ku jooga Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan oo Dowladda Turkiga kala hadlaya horumarinta Kalluumaysiga Soomaaliya iyo labada Dowladood ay arrimahaasi iskaashi ka sameeyn doonan. Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah iyo wafdigiisa ayaa soo...
 Dagaal aad u xoogan oo aan waxba la isku reeban ayaa galabta ka qarxay deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sanaag, kaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Labada dhinac ayaa soo bandhigay maxaabiis ay kala qabsadeen, hase yeeshee khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka galabta weli lama oga....
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed iney qaataan hubka oo iska dhiciyaan kooxda Al-shabaab. Xamse ayaa ganacsatada faray ineysan bixin lacagaha baada ah ee Al-shabaab ka qaadato, taas badalkeena loo baahan yahay iney hub ku iibsadaan si ay isaga dhiciyaan kooxda. "Waxa halkaan fadhiya...
War saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa waxaa shaaca looga qaaday in la kordhiyay howlgalladooda amniga iyo difaaca ee Soomaaliya illaa 28-ka Febraayo 2027. Tallaabadani waxaa ka mid ah 3 Howlgal ay Midowga Yurub ka fuliyaan Soomaaliya sida Howlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee ATALANTA, Howlgalka Tababarka Midowga Yurub...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, kaa uu Aadan Madoobe warbixin kaga dhageystay Guddiga. Guddoomiyaha Guddiga Cabdikariin Axmed Xasan ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka u faahfaahiyay shaqooyinka guddiga gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo...
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in uu u baahan yahay 1.42 bilyan oo doolar sanadka 2025 si loo dardargeliyo howlaha bini’aadanimo ee Soomaaliya, halkaasi oo uu sheegay in 5.98 milyan oo Soomaali ku nool ay u baahan yihiin gargaar. OCHA, oo daah-furtay...
Xildhibaan Perry Scott, oo ka tirsan Kongaraska Mareykanka, ayaa Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillada Mareykanka u gudbiyay mooshin uu ku doonayo in lagu aqoonsado Somaliland. Scott, oo ah xildhibaan kamid ah Xisbiga Jamhuuriga oo laga soo doorto Pennsylvania, ayaa 12-kii bishan December guddida usoo gudbiyay mooshinkan, oo tirsigiisu yahay...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo booqan doona dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda ka dib markii uu dhex dhexaadiyay heshiis lagu soo afjaray xiisaddii qaraarneyd ee labada dal u dhaxeeysay sida uu ku yiri qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa X. “Waxaan booqan doonaa Itoobiya...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, waana 35 sano kadib oo Muqdisho lagu qabanayo shirkaan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul istaagay ahmiyadda ay dowlad-dhiska iyo sookabashada Qaranka Soomaaliyeed ay u leedahay, in hab cilmiyeysan loo...
Maamulka Jubbaland ayaa maanta markii labaad magaalada Muqdisho u diray askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu qabtay dagaalkii todobaadkii hore ka dhacay degaanka Raaskambooni ee Jubadda Hoose. Jubbaland ayaa kala hartay hubkii iyo agabkii ciidan ee ay ku qalabaysnaayeen askartan katirsan ciidanka xoogga dalka, iyagoo kaddib ku...