Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsamo oo ka shaqaysa arrimaha bixitaanka ciidamada Burundi ee ku sugan Soomaaliya.
Ujeeddada codsigan ayaa ah sidii labada dhinac uga wada xaajoon lahaayeen wareejinta mas'uuliyadaha ay ciidamada Burundi gacanta ku hayaan iyo sidii loo...
Shacabka ku nool xaafada Buula Weekiyo ee Degmada Xamar Jajab ayaa saakay kusoo toosay Ciidamo tira badan iyo Cagaf cagafyo la galinayo Guryihii ay Xaafada ka degaanayeen.
Sida ay dadka qaar sheegeen Shacabka Xaafadaasi ku nool ayaa waqti hore ay Dowladda ku wargelisay inay baneeyaan maadama dhulkaasi yahay mid ay...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo safar shaqo ku jooga Gobolka Gedo ayaa maanta tegay taliska Ciidanka Booliska ee degmada Garbahaarey, isagoo Saraakiisha iyo Ciidanka faray inay u diyaar garoobaan sugidda amniga doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacaysa.
Wasiir Cabdullaahi Sheekh...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti dhigiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa qeyb ka ahaa masuuliyiin sarsare oo ka tirsan labada dowladod, waxaana labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka qotoda dheer ee ka dhaxeeya...
Burundi oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb qaadan doonin howlgalka nabad ilaalinta ah ee soo socda, sababo la xiriira is afgarad la’aan u dhexeysa Burundi iyo Soomaaliya oo ku aaddan tirada ciidamada loo ogolaanayo in la geeyo Soomaaliya.
Warkan...
Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in ay si dhow ula socdaan heshiiska ay wada gaareen Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya ee dhex dhexaadinta Turkiga.
Madaxweyne Siisii ayaa rajo ka muujiyay in uu heshiiskaan ka qeyb qaadan doono xaqiijinta ammaanka iyo xasiloonida Geeska Afrika, sida lagu sheegay war ka soo...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka dowladda iyo kuwa Hirshabeelle oo is kaashanaya iney gacanta kusoo dhigeen qaar ka mid ah maleeshiyaadkii dhawaan Ceel baraf ku dilay askarta.
Guddoomiye Maxamuud Maxamed Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in gacanta lagu...
Kulan balaaran oo ay yeesheen Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo Madaxda Ururada Siyaasadda ayaa waxaa Looga Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Dalka iyo Qodobo kale oo Muhiim ah waxaana ugu danbeyn laysku Afgartay Hirgelita Doorasho Qof iyo Cod ah in Dalka Loo jiheeyo.
Iyadoo loo Balamey kulamo kale Horaanta Sanadka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Ismaaciil Cumar Geelle.
Labada Madaxweyne ayaa lagu wadaa kulanka ay yeelan doonaan inay xooga ku saari doonaan xoojibta xiriirka labada iyo iskaashiga...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil si aad ah looga argagaxay oo maanta ka dhacay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kadib markii nin dhalinyaro ahaa uu si arxandaro ah u dilay Xaaskiisii.
Ninka dilka geystay oo magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa Xaaskiisa ku dilay Tooreey oo...


















