Thursday, May 14, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada khasaaraha kala duwan geystay ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka. Qoor qoor ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalada sokeeye ee maamahii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalka, isagoona...
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa lagu sheegay in Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ku dhawaaqday in muddo seddex bilood ah, oo ka bilaabanaysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025, si ku-meel-gaar ah loo hakiyey hawlaha wax-ka-beddelka xogta baasaboorka,...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa utagay magaalada Xarardheere si uu xal uga gaaro Askar la sheegay in ay ka gadoodeen Dhacdadii habka qabiil loogu beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo kusii jeeday Gobolka Hiiraan. Jeneraal Odowaa ayaa horay u amray ciidamadaasi inay saldhigyadooda iyo goobihii...
Masar ayaa xoojinaysa joogitaankeeda Soomaaliya si ay uga qayb qaadato howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee lagula dagaalamayo kooxda Al Shabaab, iyadoo ciidankeeda badda iyo cirka ku soo daabulaysa Soomaaliya. Ilo wareedyo iyo falanqeeyayaasha ayaa sheegaya inay tahay tallaabo muhiim ah oo Qaahira ay ku dooneyso inay ballaariso joogitaankeeda gobolka...
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay fashiliyeen weerar qorsheysan oo ay kooxda Daacish ku doonaysay inay ku qalqal galiso amniga Puntland. Wasiirku wuxuu tilmaamay in ciidamada Puntland ay dileen koox ajaanib ah oo hoggaaminaysay weerarka ka dhacay tuulada Dharjaale, isaga oo xusay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galmudug ay diyaar u yihiin inay ka qabsoomto Doorashada Qof iyo Cod. Qoor Qoor waxa uu ku tilmaamay Doorashadii dadbaneyd mid hubanti la'aan ah oo aan lagaraneynin meesha ay Soomaaliya u waday, waxaana uu ku...
Burundi ayaa ku eedaysay Soomaaliya khiyaano iyo abaal la’aan, kaddib markii laga waayay liiska waddamada loo ogolaaday inay ciidamo u diraan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee nabad soo celinta Soomaaliya oo ku yaalla Geeska Afrika. Hawlgalkan cusub, oo loo yaqaan AUSSOM, ayaa billaaban doona Janaayo 2025, isagoo beddelaya hawlgalkii...
Puntland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Itoobiya, gaar ahaan Dowlad-deegaanka Soomaalida. Awaamiirta ayaa xoogga saaraysa in canshuurta soo gelidda laga dhaafo gaadiidka xamuulka ah ee ka yimaada dowlad deegaanka, kuwaas oo kusoo xiranaya dekedda Garacad maalmihii ugu dambeeyay. Colaadda ka jirta Dawacaley ayaa...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa falkaasi ku tilmaamay ayaan...
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta Daahir Shire Maxamed iyo Wasiirkii hore Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa xusay in Wasaaradda looga fadhiyo dhammaystirka qorshooyinka Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan soo saarista shidaalka. “Waxaan rabnaa in wasaaraddani dhabaha...