Thursday, August 27, 2026
Dadka ku nool Xaafada Buundo-weyn ee magaalada Beled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa ka Cabanaya Cudurro kala duwan oo Durbaba ka dhashay Fatahaadda Webiga Shabeelle. Mas'uuliyiinta Maamulka xaafadaas ayaa HOL u sheegay in ay jiraan dad isugu jira cuduro iyo Dad Waayeel ah oo u Dhintay Cudurka Shuban-biyoodka oo sida...
Wafdi ballaadhan oo uu Hoggaaminayay, Imaam Maxamed Imaam Yuusuf - ayaa Maanta soo gaaray Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaana Xubnaha Wadigaan Madax-dhaqameedyada ah ka mid ahaa; Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Ugaas Faarax Cabdi Sheekh, Ugaas C/kariin Ugaas C/llaahi, Ugaas Axmed Rashid Faahiye, iyadoo si weyn...
Golaha Amaanka ee QM, ayaa Jimcihii shalay u Kordhiyay Xilliga Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya , Kaddib Markii Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ay booqasho ku yimaadeen Muqdisho, ayna qiimeeyeen natiijada Hawl-gallada AMISOM ee Soomaaliya. Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ayaa shalay isku raacay in hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia...
Xayeesiin dhawaan loo sameeyay saabuun dalka Shiinaha lagu sameeyo ayaa muujisay nin madow oo lagu ridaayo aalada dharka dhaqda ee afka qalaad loo yaqaano washing machine kadib marka afka loo galiyo asaga qudhiisa saabuuntaa oo loo yaqaano magaca Qiaobi dabadeena uu hadhow meeshaa kasoo baxaayo nin Shiineys ah oo...
Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trumo, oo ka mid ah murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayuu Iska-horimaad ku Dhex-maray Magaalada San Diego ee Gobolka California. Ciidanka Booliiska gobolkaas ayaa sheegay in Mudaaharaadka lagu qabtay Dibadda Xarun ku Taalla Bartamaha Magaalada, uu Sharciga ka hor-jeedo, Waxayna sheegeen inay Xireen 35 qof...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta Shaacisay, in la Maxkamadeyn doono dad Ajaanib ah oo Waddanka ku joogay si sharci-darro ah, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen Hay'adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Dr. Xaashi Cilmi Nuur - ayaa Sheegay in Sharciga la hor-keenayo Ajaanibtaan Sharci-darrada kusoo...
Iyadoo Maanta lagu waday in RW Soomaaliya iyo wafdi uu Hoggaaminayo ay safar ku tagaan Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa la sheegayaa in safarkaas uu ku yimid dib u dhac. Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Wafdiga RW Somlaia ee tagi lahaa degmada Dhuusa-mareeb ay diiday Ahlusunna Waljamaaca, Taasna ay...
Waxaa maanta si rasmi ah magaaladda muqdisho iyo qeyb ahaan gobolada dalka  uga bilowday galista imtixaanka dowladda oo laga qaado ardeyda dugsiyadda sare dhameeyay ,imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, waxaa qaadeyso wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Somalia. Ardayda ayaa imtixaanka ku galaya goobo ay u...
-Cudurka kaduudiyaha ay Soomaalidu u taqaano ayaa waxaa uu ka jiraa Balad Xaawo, Gobolka Gedo. Cudurka kaduudiyaha ayaa waxaa dhaliya fayraska Chikungunya. Cudurkaas oo dhawaan lagu arkay qaar ka mid ah dadka kunool magaalada Balad Xaawo ayaa waxaa uu asiibaa qeybaha kala duwan ee jismiga baniaadamka gaar ahaan kala goysyada...
Shalay ayay ahayd markii eedeysaneyaasha oo ka koobnaa 13 uu xaakim maxkamad kutaala Kampala Uganda uu sheegay in 5 ka mid ah lagu helay dembigaa ah inay qaraxyo ka geysteen maqaaxiyo lagu daawanaayay tartanka koobka kubbadda cagta ee dunida sanadkii 2010. Dad Soomaali ah ma aysan kujirin inkastoo guud ahaan...