Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan $360,000 (saddex boqol iyo lixdan kun), Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Lacagtaas oo ah 50% lacagti laga uruuriyay Musharixiinta jagada Madaxweynenimo u tartamaysay oo horey Xildhibaanada...
Ururka KAJOOG oo ka wacyi galiya Soomaalida Mareykanka gaar ahaan dhallinyaradu inay ku biiraan kooxaha argagixisada loogu yeero ayaa diiday lacag ku dhow $500,000 oo dawlada Mareykanku ay ugu deeqday.
'Ka urur ahaan isku dayaya inuu isbaddal wanaagsan keeno, waxaanu dareemeynaa in hannaankaan uu maamulka Trump oo cabsi abuuraya uu...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1331921500201972/
Hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo oo ah halkii ay ka dhaceen doorashooyinkii xubnaha aqalka hoose ee dowlad goboleedka Jubaland u matalaya baarlamanka dalka ayaa saaka lagu qabtay doorashada kursigii ay soo celiyeen guddiga heer federaalka ee xallinta khilaafaadka.
Xubnaha tartamayay ayaa kala ah Wasiirka macdanta iyo Batroolka dowladda Soomaaliya Mudane...
Dawlada Talyaaniga ayaa 200 oo milyan oo Euro ugu deeqday Afrika si dalalka qaaradaan Afrika ay ula dagaalamaan tahriibka.
Shalay Arbacadii ayaa lacagtaa ay ku yaboohday inay durba siinayso qaarada dawlada dalkaasi Talyaaniga. Gaar ahaan dhowr dal ayaa deeqdaa loogu talo galay.
Lacagtaa ayaa waxaa la doonayaa in wax looga qabto...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Maanta lagu Wadaa in ay ku dhawaaqdo go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee ku saabsan dacwadda Soomaaliya ay ku dalbeyso in la cayimo soohdinta badeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.
Sida Soomaaliya ay dooneyso, haddii ay Maxkamaddu go’aan...
Inta la og-yahay labo ruux oo shacab ahaa ku dhintay laba kale oo ka tirsan ciidamada Puntland-na dhaawac ayaa soo gaaray, kadib marki kooxo hubeysan ay weerareen xalay sagaalkii fiidnimo Bar koontarool oo ku taala dhinaca koofureed ee magaalada Boosaaso.
Dad ku sugan Boosaaso ayaa VOA-da u sheegay in ay...
Hogaamiyihii mucaadka dalka Congo Etienne Tshisekedi ayaa geeriyooday xilli uu baaritaan caafimaad u tagay magaalada Brussels ee dalka Biljimka.
Tshiseked oo ahaa 84-jir ayaa dhimashadiisa waxaa xaqiijiyey xisbigiisa UDSP. Wuxuu xisbigan siyaasadeed aas aasay sanadki 1982-kii, oo uu ku mucaaraday kaligii taliyihii hore ee dalkaasi Mobutu Sese Seko, kaasoo muddo...
Maanta oo Khamiis ah taariikhudna ku beegan tahay 02 bishan Feberaayo ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo daah furo khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo gaaraya 24 musharax.
Maanta ayaa waxaa baarlamaanka hortagi doona islamarkaana jeedinaya khudbado la xiriira wax qabadkooda haddii ay xilka ku guuleystaan ilaa siddeed...
https://youtu.be/eaaC2MuWylE

















