Dagaal u dhexeeya maleeshiyaad xoola dhaqata ah ayaa maanta ka dhacay degaanka Jameeca Misra oo hoos taga gobolka Shabeellaha Dhexe.
Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa dhintay halka tiro intaasi ka badana ay dhaawacmeen, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Dadka dhaawacmay ayaa lasoo wariyay in ay ku jiraan dad rayid ah...
Musharaxiinta madaxtinimadda ee maamul-gobolleedka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah Baarlamaanka ka horjeedin doona Waxqabadkooda.
Musharaxiinta Maanta Qudbadda jeedin doona waxaa ay kala yihiin Musharax Madaxweyne Xaaf Ducaale Geelle, Axmed Shariif Cali Hiloowle iyo Prof C/qaadir Shirwac.
Baarlamaanka maamulkaasi ayaa lagula dardaarmay in ay si waangsan u dhegeystaan Qudbadaha si ay...
Kufsi si wadajir ah ay ugu geysteen Gabar yar oo SHantii Danbiile Gacanta lagu dhigey Deg.Gaalkacyo.
Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan nin oo la sheegay in ay kufsadeen gabar yar.
Raga falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayaa hadda ku xiran saldhiga ciidanka Booliska ee magaalladda...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay 6 sano oo xabsi ah ku xukuntay laba nin oo ay ku eedeysay in ay doonayeen in gudaha dalka Itoobiya ka aas-aasaan koox xiriir la leh Al Shabaab.
Labada Nin ee Maxkamadda xukunka ay ku riday ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Bedris Yesuf iyo...
Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Maxamuud Abuukaate), ayaa xalay ka badbaaday Qarax lagula eegtay Xaafadda Taleex ee degmadda Hodan, gaar ahaan meel u dhow xaruunta degmadda Hodan ee Magaalladda Muqdishu.
Qaraxa ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay, waxaana ku dhaawacmay labo ka mid ah ilaalada Xildhibaanka, sida uu ii sheegay Axmed...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee waqtigan iyo xiriirka ka dhaxeeya isaga madaxweynaha .
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dowladda in ay ka shaqeyso marka hore arimaha...
Alla ha u naxariisto Rashiiid Bullo Ibraahim oo ka mid ahaa fanaanniintii aasaaska fanka casriga ayaa saaka ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.
Alla ha u naxariistee waxa uu Rashiid Bullo fanka ku jiray in ka badan nus qarni, waxaanu fanka soo galay kontomeedkii wakhtigii gumaystuhu wadanka haystay, waxaanu ahaa raggii bud...
Xili guud ahaan dalka ay ka jirto abaar baahsan oo saameyn weyn ku yeellatay dadka iyo duuniyada ayaa dhinaca kale qeybo badan ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya waxaa laga soo sheegayaa roobabkii xiliga gu’ga oo si wanaagsan uga da’aya.
Magaalada Beledweyne ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay ku...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan isgoyska Dan-wadaagta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa barqanimdii maanta toogasho ku dilay darawal waday gaari Caasi/Hoomey ah oo laga shakiyay.
Gaar ahaan toogashadan ayaa ka dhacday ilinka laga gaalo xarunta Xalane qeybta Madiine Gate wadada gasha garoonka diyaaradaha magaalada muqdisho, kaddib markii ay...
Guddidda doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah(Sabtidda) goboladda Awdal, Saaxil iyo 12 goobood oo gobolka Sanaag ah qaybintii kaararka doorashadda.
Munaasibaddo lagu kala qabtay magaaladda Berbera iyo Boorama oo ay ka qaybgaleen masuuliyiinta xisbiyadda qaranka ayaa lagu shaaciyey bilowga qaadashada kaadhadhka codeynta.
Xubnaha guddida doorashooyinka iyo masuuliyiinta xisbiyada siyaasadda...

















