Tuesday, September 1, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

      Gudoomiyihii degmada Baladxaawo Mudane Max’uud Xayd Cismaan, taliyaha nabadsugidda Cali Xassan Deyr iyo madaxa arimaha bulshada degmadaasi  C/qaadir Xuseen Ibraahim  ayaa maanta xabsiga la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in ay  masuul ka ahaayeen dil magaaladaasi loogu geystay eedeeysaneyaal loo heystay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab. Afarta nin ee la...
Ururka Al-shabaab ayaa la shegay in ay madax furasho ku sii daayeen 7 shaqaale safamal ah oo ay dhawaan k afduubteen wadadda xiriirsa magaalooyinka Buurhakaba iyo Baydhabo ee gobolka Baay. Mohamed Isak Ibrahim oo madaxa hay’adda nabad-sugida iyo sirdoonka gobolka Baay ayaa u sheegay Wakaalada Anadolu Agency in Al-shabaab madax...
      Barashada Diinta islaamka iyo shuruudaha laga doonayo qofka Muslimka ah waa waajib saaran qof walba oo Islaam ah. Waxaa jira dad badan oo Muslimiin ah oo ku kala nool daafaha caalamka kuwaa oo aan ayaga iyo ubadkoodaba fursad ay ku adkaatay helitaanka Dugsiyo ay ku bartaan Diinta, ayadoo arintaasi...
Wasiirka Cadaaladda maamulka Hirshabeelle Cabdiqaadir Cismaan Cabdi Salaan ayaa sheegay in wixii ka hadda ka danbeeya loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in garsoor loo aado deegaannada ay maamulaan Al-shabaab ee gobolka Hiiraan. Waxaa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle ka hergaliyay degmada Beledweyne maxkamad sida uu hadalka u...
                    Garsoore federal oo ku sugan magaalada Detroit ee gobolka Michigan ee dalka Mareykanka, ayaa joojiyey in boqolaal qof oo Ciraaqiyiin ah, oo dambiyo galay laga masaafuriyo dalka Mareykanka, kadib markii ay qabteen ciidamada socdaalka iyo canshuuraha. Mark Goldsmith ayaa ogolaaday codsi ka yimid garyaqaanada Ciraaqiyiinta oo weydiistay in uu si...
                    Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo sodaal xal raadin ah ku maraya Wadamada Khaliijka Carabta ayaa gaaray magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar, waxaana dalkaasi loogu soo dhaweeyay si heer sare ah. Erdogan oo horey booqasho ugu tagay Wadamada Sacuudiga iyo Kuwait ayaa lasoo kulmay madaxda wadamadaasi, waxa uuna kala...
Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland iyo kuwa Galmudug oo howlgal wada jir ah fuliyay ayaa la sheegay in ay qabteen sarkaal dhinaca howlgalada u qaabilsanaa Al-shabaab. Wararka ka imanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu soo qabtay C/risaaq Husseen Tahliil oo loo yaqaanay (Calool Geel) iyo...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa marwo Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, halka wasiirkii xiriirka goleyaasha uu xilkii ka qaaday,isla markaana mas'uul kale magacaabay. “Waxaan kaga mahadcelinayaa muddadii aad soo haysay xilka qaranka ee Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada. Xilalka Qaranka ayey...
Shir u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin ah, shirkan ayaa waxaa loogu gogol xaarayaa sidii Ciidamada Soomaaliya loogu diyaarin lahaa in mas’uuliyada ammaanka dalka kala wareegaan AMISOM, iyo qaababka loo wajahayo xilliga kala guurka ee ay AMISOM...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Maxamed Cabdi iyo Wasiirka amniga guddaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, ayaa xallay bogadiyay Ciidamada Xasilinta Amniga, kuwaas oo gacanta ku dhigay koox degmadda Yaaqshiid dhac ka geysan jiray xiliga habeenkii. Ciidamada ayaa xalay saqdii dhexe soo bandhigay “Mooto Bajaaj 12 Mobil, Qori AK47 iyo...