Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku faah faahisay 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku yaalla Itoobiya.
War-saxaafadeedka ayeey dowladdu ugu mahad-celisay xukuumadda Itoobiya iyo is maamulka Soomaalida ee dalka.
“Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa xalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Soomaaliland C/llaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa sheegay in Sucuudigu xayiraadii ka qaaday xoolaha Soomaalidda oo muddo xayirnaa.
Wasiir Cukuse waxaa kale oo uu sheegay in dalka Imaaraadka Carabta uu balanqaaday inuu xoolaha nool inaga iibsan doono oo uu Imaaraadkuna noqon doono suuq labaad oo loo helay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in miino waddada lagu aasay lagu bartilmaameedsaday gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.
Inta la og-yahay saddex askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur galbeed ayaa la sheegay in ay ku dhinteen qaraxa...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku eedeeyay Israel inay awood xad dhaaf ah u adeegsadeen dadka Falastiniyiinta ee ku dibad baxayay masaajirka barakeysan ee Al Aqsa ee ku yaala magaalada Qudus.
Isku dhacyo dhex maray Ciidamada Israa’iil iyo dhalinyaro Falastiniyiin ah ayaa waxaa ku dhintay illaa saddex Falastiniyiin ah.
Maamulka...


















