Tuesday, September 1, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

C/raxmaan Max’ed Cusmaan Timacadde, oo kamid ah saraakiisha ciidanka xooga dalka oo kusugan gobolka Bokool ayaa xaqiijiyay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay la waregeen deegaanla Abal oo dhawan ay ku dagaallameen Al Shabaab iyo ciidamo daacad u ah Abu Masuur. Sarkaalka ayaa dhinaca kale sheegay in maleeshiyadka daacadda u ah...
Gudiga Doorashooyika Madaxa banaan,Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galey kulanka Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya Kuwaasoo ka hor hadley xildhibaanada Aqalka sare,iyagoo sheegey arrimo kala duwan oo la xiriira sida dalku ugu socdo Doorasho Qof iyo cod ah. Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan ayaa sheegey in ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay dhigiisa Mudane Uhuru Kenyatta, kaas oo markii labaad loo doortay madaxweynaha dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa yiri “Madaxweyne Kenyatta ma aha saaxiib qura, balse waa hoggaamiye dadaal badan oo dareen horumarineed leh. Waan ugu hambalyeynayaa guushiisa.” “Madaxwyene Farmaajo waxa uu kalsooni...
  Dadka reer Kenya ayaa u dheg-taagaya maanta natiijada rasmiga ah doorashada madaxtinimada dalka oo lagu wado in ugu danbeyntii maanta lagu dhawaaqo. Hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa ka soo hor dhacay natiijada maanta la sugayo, iyaga oo maalintii shalay sheegay in doorashada madaxweynaha dalka Kenya uu ku soo baxay Raila Odiga oo...
Guddoomiyaasha Barlamaannada dalalka Qaaradda Africa, ayaa kulankoodii sanadlaha ahaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay uu uga furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalladda Johansbeg. Soomaaliya oo qeyb ka ah dalalka Africa, ayaa waxaa shirkaasi uga qeyb-galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”. Md. Jawaari, ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah,...
                          Waxaa maalintii saddexaad wali socota tirinta codadka doorashada, illaa iyo haatanna natiijooyinka hordhaca ah way ka biyo diidsan yihiin mucaaradka. Kormeerayaasha caalamiga ayaa carabka ku dhuftay iney ku qanacsan yihiin hannaanka doorashada, maadaama ay goobo kala duwan geeyeen ergooyinka, si ay u indha indheeyaan xaaladda doorashada. “Talaadadii lasoo dhaafey doorashadii ay...
Shirkan oo ahaa mid ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana ay ka soo qaybgaleen xubno ka socday Dawlad Goboleedyada iyo Ururada Bulshada Rayidka ee dalka ayaa shalay soo gabagaboobay kadib afar cisho oo uu ka socday magaalada Muqdisho. Ujeedka shirka ayaa ahaa in lagu diyaariyo Istiraatiijiyaddda...
                    Maamulka Degmada Bula Burde ayaa bilaabay kor u qaadida bilicda magaalada, iyada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Degmada Mudane Cabdi Daahir Guure iyo Qeybaha kale duwan ee Bulshada. Howlaha nadaafadeed ayaa lagu sameynayaa Bartamaha Magaalada, taasi oo qeyb ka ah qorshaha guddoomiyaha ee horumarinta Magaalada. Meelaha  howlaha Nadaafadeed laga bilaabay ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo), ayaa la sheegay in uu amray howlgal qorsheysan oo ay ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka ShaashWeyn oo bannaanka ka ah gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa waxaa lagu dilay sarkaal sare oo dowladda ay sheegtay in uu mas’uul ka...