Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya C/risaaq Cabdi Aadan, ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.
Weerarka ayaa shalay waxaa uu ka dhacay tuuladda Yaabal oo u dhow deegaanka Abal, halkaas oo uu saldhig ku leeyahay Abuu Mansuur.
Mukhtaar Roobow,...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu goodiyay Kuuriyada Waqooyi in ay la kulmi doonto cadho iyo dab uusan caalamka waligii arkin, hadii aysan Mareykanka ka joojin hanjabaadaha.
Trump, ayaa Talaadadi hadalkaan ka sheegay beertiisa nashadada ee lagu ciyaaro golf-ka kuna taala degmada Bedminster ee gobolka New Jersey.
Wuxuu ku eedeeyey hogaamiyaha...
Rag hubeysan ayaa goor dhaw toogasho ku dilay taliye ku-xigeenkii saldhiga bartamaha Boosaaso sida ay kusoo warramayaan dad ku sugan Magaalada Boosaaso,raggaas oo aan weli si dhab ah loo aqoon Heybtooda.
Toogashada taliye ku-xigeenka aya ka dhacday dhabarka danbe ee isbitaalka magaalada Boosaaso, iyadoo raggii dalka geystayna goobta ka baxsadeen.
Lama...
Shir weynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo shantii Sanoba Mar la Qabto ayaa maanta Si rasmi ah loo soo gaban gabeeyey Iyadoo Muddo Hal sano ah lasoo hormariyey Sanadkan Sababo la xiriira Wax ku daridda Xeer Xisbiga oo lagama maarmaan ah awgood,maadaama la filayo in dhawaan la galo Diiwaan...
Allaha u naxariistee Wariye Ahmed Maxamed Cali (Ahmed Kismaayo), ayaa ku geeryooday isbitaal ku yaalla dalka India.
Marxumka, ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa uu xaalad caafimaad uu u joogay Magaalladda Nairobi iyadoo laba todobaad ka hor uu tagay dalka India.
Axmed Kismayo ayaa la xaqiijiyay saaka aroortii inuu u geeriyooday xaaladii...
Koox looga shakisanyahay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab, ayeey dowladda Kenya sheegtay in laba gaari ay ka afduubteen wado isku xirta deegaannada Cumar Jiilo iyo Lafey oo ka tirsan magaalladda Mandera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya.
Guddoomiyaha Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya Maxamuud Saalax, ayaa sheegay in labada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha Gaadiidka ee Maamullada dalka. Waxana muhiimadda kulankani ahaa sidii qorshe mideysan iyo shuruuc hagta loogu sameyn lahaa nidaamka gaadiidka ee dalka, gaar...
Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidanka dowladda ayaa la sheegay in ay ku dhinteen madaafiic Al Shabaab ay xalay ku tuureen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Bulogudud.
Deegaanka madaafiicda lagu tuuray ayaa waxaa uu 30Km, dhinaca waqooyi uu kaga beeganyahay magaalladda Kismaayo.
Dadka deegaanka ku nool ayaa warbaahinta...
Fadhigii gollaha wakiilada Soomaaliland ayaa maanta gacanta leys kula tagay, waxaana gudaha xarunta laga maqlay rasaaas, taasoo keentay in ay gudaha gallaan ciidamo booliis ah.
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo guddoomiyaha cusub ee gollaha wakiilada Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa la sheegay in uu gacan ka hadal dhaxmaray.
Guddoomiyaha cusub ee...
Ilaa iyo hadda lama soo sheegin wax qalalase ah oo dhacay dadkuna waxaa ay si nabad ah u dhiibanayaan codadkooda doorashada dalka Kenya oo guud ahaan marka la eego ka kooba ilaa Lix qeybood.
Sawiro laga soo qaaday dadka codkooda dhiibanaya ayaa u muuqda kuwo ka tarjumaya xasilooni iyo in...


















