Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Cabdixakiin Daahir Saciid 'Saacid' ayaa xarunta Taliska Ciidanka Booliska ee Magaalladda Muqdishu kula kulmay Ardeyda dufcadda kowaad ee ka soo qalin-jabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Ardayda Taliyaha uu la kulmay ayaa dhawaan waxaa ay kasoo qalin-jabiyeen kuliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Kulanka oo is-xog-wareysi ahaa ayaa...
Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha cusub ee Dowlad-gobolleedka Hirshabeelle Sheekh Abuukar Xasan Cali, ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in la carqaladeeyo qabsoomida doorashada madaxweynaha ee maamulka Hirshabeelle.
Sheekh Abuukar, oo la hadlayay warbaahinta gudaha magaalladda Muqdisho, ayaa dhinaca kale waxaa uu sheegay in doorashada ay u qabsoomi doonto sidii...
Guddiga doorashooyinka dalka Kenya ee IEBC ayaa sheegay in Uhuru Kenyata iyo Railla Odinge oo keliya ay ku tartami doonaan doorashada madaxweynaha ee dalkaasi ka dhici doonta 17 bisha October.
Guddiga doorashada waxay sheegeen in go’aankani ay qaateen iyaga oo raacaya amarka Maxkamadda Sare ee lagu buriyey sharciyadda natiijadi doorashadi...
Dowladda Colombia iyo mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN), ayaa gaaray heshiis ku dhisan xabbad-joojin, sida ku cad qoraal labada dhinaca ay soo saareen.
Dhexdhexaadiyeyaasha ka socday mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN) ayaa sheegay in heshiis xabbad-joojin ku meel gaar ah ay la saxiixdeen dowladda Colombia.
Madaxweynaha Colombia Juan Manuel...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo deegaanka Ceelasha biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho lala eegtay gadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya.
Goob joogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxa oo loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay lala eegtay gadiid marayay waddada...
Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya.
Ninkan ayeey saraakiisha booliisku sheegeen in shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada in ay tahriibaan.
“Waxaa lagu guuleystay in gacanta...
Somalia ayaa markii ugu horeysay taariikhda ka qayb-galaysa ciyaaraha adduunka ee World MiniFootball Cup ,waxaana tartankan oo ka dhacaya dalka Tunisia qayb ka ah xulal waa weyn oo kubad-da dunida caan ku ah.
Wafdiga Somalia uga qayb-galaya tartanka ayaa waxaa uu ka kooban-yahay kooxda dalkeena u matalaysa tartanka oo ay...
57 askari oo ka tirsan Boliiska dowladda Kenya oo lagu arkay calaamadaha xanuunka daacuun-calooleed-ka ayaa la dhigay xarumo caafimaad oo ku yaalla Magaallooyinka Nairobi iyo Kajiado ee dalkaasi Kenya.
Warbahinta dalka Kenya, ayaa maanta si weyn u hadal haya munsiibada ku habsatay ciidanka nabad-gelyada ee dalkaasi.
Askarta xanuunsan ayaa waxaa kamid...
Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso qaban-qaabada doorashada madaxtinimada ee maamulkaasi.
Xildhibaanka, ayaa sheegay in aysan dhici doonin dib-u-dhac ku yimadda xiliga doorashada, sida uu hadalka u dhigay.
12 bishan September, ayaa la filayaa in Magaalladda...
Laba askari oo ka tirsan bilayska dalka Kenya ayaa la dilay Axaddii shalay iyaga oo ilaalo ka haya kaniisad ku taalla meel u dhow badweynta Hindiya.
Kooxda weerarka geysatay ayaa waxaa ay saarnaayeen Mooto, waxaana loo maleynayaa in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab.
"Baaritaan ayaa la bilaabay, weerarkan ma ahan mid...


















