Gollaha Amaanka Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqay in mudo Hal Sano ah lagu kordhiyay qaadista cuna qabeynta hubka ee saaran Soomaaliya.
Ilaa iyo 11 ka mid ah xubnaha Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa u codeeyay in ilaa 15ka November 2018 in cunaqabateynta Hubka ay sii saarnaato Soomaaliya.
Waxaa ay sheegeen...
xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa sheegay in meelo badan sharcigii u yaalay doorashada la jabiyey oo qaarkood Muraaqibiintii xisbiga u joogay laga saaray, halka qaar kalena aanay joogin markii la xisaabinayey.
Xisbiga WADANI ayaa sheegay inay Komishanka doorashooyinka u gudbiyeen goobaha ay ka cabanayaan oo qaarkood masuuliyiintoodda lagu xidhay,...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Kacdoonka Nabada, ayaa sheegay in muddo 8 bilood ah oo ay wada shaqeynayeen madaxweyne Farmaajo waxba isku khilaafin taasoo uu ku tilmaamay taariikh cusub oo Soomaaliya ku soo korartay sida uu hadalka u...
Mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka qaarkood ayaa ka qeybgallay kulan heshiis ay ku saxiixanayeen wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la socodka dib-u-eegista ee Baarlamaaka iyo Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista Dastuurka , iyadoo ay gaareen heshiis is af-faham oo la xiriira wada shaqeyn iyo hirgelinta geeddi-socodka dib-u-eegista arrimaha Dastuurka KMG,
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah maqrabnimadii xalay waxaa ay ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warbaahinta u sheegay in duqeynta lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-shabaab oo la socday gaari yar oo nooca Bajaajka kor ka furan ah...
Dhaqdhaqaaq ciidamada xoogga ee dalka Zimbabwi ay wadaan ayaa loo maleynayaa in uu ku saleysanyahay inqilaab xukumada madaxweyne Robert Mugabi lagu fulinayo. Uguyaraan sadex qarax ayaa ka dhacay magaala madaxda dalkaasi ee Harare aroornimadi maanta, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Dadkan oo caasimada ku sugan ayaa intaas ku darey...
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in isbedel balaaran lagu sameynayo qorshaha Amaanka guud ee magaalada Muqdisho, kaddib markii maalmahan ay kordheen weerarada iyo Qaraxyada ururka Al-shabaab ay ka geystaan magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in guddi Wasiiro ah loo saaray ay in ay talo ka soo jeediyaan sidii loo...
Dowladda Soomaaliya ayaa bil kaddib soo bandhigtay baaritaan horu dhac ah oo ku saabsan shaqsiyaadka loo qabtay Qaraxii ka dhacay 14-kii bishii October Isgoyska Zoobe.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa bartiisa Facebook ku soo bandhigay magacyada shan ruux iyo sawiradooda, kuwaasoo loo heysto inay ku lug...
Cod bixintii shalay loo dareeray ayaaa si nabadgalyo ah ku soo dhamaaday, waxaana xalay-ba la dhamaystiray tirintii codadka mushariinta, iyago la sugaya uun sanaaduuqda meelaha fog fog la geeyey in dhamaantood ku soo xaroodaan xarumaha Komishanku ku leeyahay goboladda.
Dadweynaha reer Somaliland ayaa ku mashquulsan sidii wax uga ogaan lahaayeen...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Weydoow ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay weerar Ismiidaamin ah oo gaari loo adeegsaday.
Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in gaari NOAHA oo uu waday qof Ismiidaamiye ah uu halkaa ku qarxay, waxaana wararku intaa darayaan in...


















