Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa dhaq dhaqaaq militari ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo ay ka dagaalamaan kooxo isugu jira Al-shabaab iyo Daacish.
Buuraha ku teedsan Bariga iyo galbeedka Boosaaso ayaa waxaa saldhigyo ku kala leh Al-Shabaab iyo Daacish, waxaa ayna xilliyada qaarkood ka soo qaadaan weerarro ka dhan...
Wasiirka Wasaarrada Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya faafinta wararka been abuurka ah.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in aysan aqbali doonin in la qal qal geliyo ammaanka dalka iyo in been laga sheego hay’ddaha ammaanka.
Wasiirka Warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar...
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Shirweynaha Culumada iyo mashaariic la fulinayo.
Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abukar Isloow (Ducaale) ayaa golaha wasiirada siiyey warbixin la xiriirta amniga, isagoo sheegay in ay...
Shirkada diyaaradaha ee xarunteedu tahay Dubia ee flydubia (www.flydubai.com) ayaa maanta shaacisay inay dalbatay 225 diyaaradood oo nooca loo yaqaan Boeing 737 MAX oo ku kacaya adduun dhan yahay $27 bilyan si ay u kobociso tirada diyaaradaheeda.
Waa diyaaradihii sadexaad ee nooca loo yaqaan Boeing ah ee ay dalbato sideedaa...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in ay maamulkiisu u diyaargaroobay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Madaxweyne Xaaf oo kulan la qaatay iyo waxgarad ka soo jeeda deegannada Galmudug ayaa kala hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xoreynta deegaannada Ururka Al-shabaab ay ka joogaan Galmudug.
Madaxweynaha...
Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto shirkii todobaadlaha ee gollaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, horay gollaha wasiirada ayaa shirkoodii ugu horeeyay meel ka baxsan caasimada Muqdisho ugu yeeshay Kismaayo.
Shirka ayaa la filayaa in looga wadahadalo Ajandayaal dhowr ah oo ay ka mid yihiin dardar gelinta howlaha horyaalla...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in ay u soo guuraan magaalada Baraawe oo ah xarunta rasmiga ah ee maamulka
Khayre oo shalay booqasho ku tagay Baraawe ayaa sheegay ujeedada uu halkaa u tagay aheyd sidii loo dhiirgalein lahaa bulshada halkaa ku dhaqan...
Rag hubeysan ayaa lagu warmayaa in xalay qof shacab ah ku dileen Maqaaxi ku taalla degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, sida ay warbaahinta u sheegeen Goob joogayaal.
Ciidamada Ammaanka iyo Maamulka degmada Caabudwaaq oo warbaahinta qaar la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in lagu raadjoogo kooxdii dilka u geyatay qofka...
Ururka midowga Africa ayaa waxa ay sheegeen in la wareegida ay militariga la waregeen awoodda Zimbabwe ay tahay afgambi.
Bayaan uu soo saaray madaxa midowga Afrika, Alpha Conde oo sidoo kale ah madaxwaynaha Guinea ayaa ugu baaqay ciidamada Zimbabwe in ay tilaabooyiinka ay wadaan ay joojiyaan.
Militariga Zimbabwe ayaa beeniyay in...
Waxaa goor dhaw xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiirkii labaad ee is casila muddo labo bil gudahood.
Wasiirrada ayaa la sheegay in ay is casilaadeeda u gudbisay wasaarrada islamarkaana ay dhawaan faah faahin doonto sababaha ay isku casishay.
Lama oga ilaa sababta ay...


















