Fadhi maanta ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho xildhibaannada Gollaha Shacabka ayaa lagu waddaa in la horgeeyo baaritaan la xiriira Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ku xiran dalka Itoobiya.
Guddigii loo saaray baarista Kiiskan ayaa u soo bandhigi doona xildhibaannada baarlamaanka warbixin la xiriirta baaritaankii ay sameeyeen iyo wixii ay...
Guddoomiyaha Xisbiga WADANI islamarkaana ah musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa shacabka ku dhaqan Soomaaliland iyo taageerayaasha Xisbiga ugu baaqay in nabad-galyada laga shaqeeyo.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu socdo ama bilaawday wadahadal u dhaxeeya Xisbiga iyo guddiga doorashada Soomaaliland oo wax looga qabanayo cabashada uu qabo Xisbiga ee la xiriirta...
Wararka laga hellayo biyaha badda u dhaxeeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa sheegaya in dooni siday in ka badan 100 ruux Muhaajiriin ah in la’la yahay , islamarkaana ay baadi goobaayaan Saraakiisha Ciidamada badda ee Talyaaniga.
Sarkaal u hadlay Ciidamada badda dowladda Talyaaniga ayaa sheegay in dadkaasi lagu la’yahay badda.
Wararka...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu horkacayo oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Garoonka diyaaradaha Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay Madaxda maamulka, Wasiiro, Xildhibaano, qeybaha kala duwan...
Hoggaamiyihii kooxda Maafiyada Talyaaiga Salvatore ‘Toto' Riina ayaa ku dhintay isbitalka xabsi ku yaalla magaalada Parma, kadib markii uu muddo la dagaalamayey cudurka cancer-ka. Waxaa uu ahaa 87 jir.
Riina ayaa dhintay subaxnimadii jimcaha saacado kadib markii wasiirka caddaaladda talyaaiga uu qoyskiisa u ogolaaday inay sariirta ku booqdaan maalintii khamiista...
Maxkamad ku taaalla Jermalka ayaa go’aamisay in shirkadda diyaaradaha ee Kuwait Airline ay xaq u lahayd in ay diido in aysan qaadin muwaadin Israa’iil u dhashay.
Go’aankaas ayaa ka caraysiiyay Ururrada Yuhuudda iyo kuwo kale oo ku ku baaqay in la cambaareeyo Yuhuud nacaybka.
Shirkadda Kuwait Airways ayaa diiday in ay...
Qaramada Midoobe ayaa soo saaray codsi degdeg ah oo ay u jeediyeen xulufada uu Sacuudiga hogaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yamen.
Waxaa ay dalbanayaan hay’addaha gargaarka Qaramada Midoobey in sii buuxda oo sharuud ku xirneyn looga qaado cunaqabateynta iyo go’doominta dalka Yemen.
Waxaa ay sheegeen in go’doomintaasi ay halis galinayso...
Magaalooyinka Burco, Ceerigaabo iyo Hargeysa ayaa xalay waxa ka dhacay mudaharaado lagu taageerayo xisbiga WADANI,islamarkaana lagu eedeyanyo Komishanka Doorashooyinka.
Xaafado ka tirsan galbeedka Burco, Ceerigaabo iyo bariga Hargeysa ayaa Taayiro ku gubay wadoodinkaa, haseyeeshee Ciidanka Amniga ayaa markiiba dadkii kala dareeriyey, waxaanay la maqlayey rasaas ay ciidanku kor u ridayeen...
Guddiga doorashada Soomaaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya doorashadii Isniintii ka dhacday Soomaaliland in xisbi gaar ah ku shubtay.
Guddoomiyaha guddiga doorashada C/qaaadir Imaan Warsame ayaa sheegay in ay qalad tahay dadka qaar in ay baraha bulshada soo dhigaan in ku shubasho ay dhacday, isaga oo tilmaamay...
Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah laga gaaro qalalaasaha siyaasadeed ee uu dalkooda ku jiro, xilli ay mucaaradka, ururada bulshada rayidka ah iyo hogaamiyaasha diinta ku cadaadinayaan madaxweyne Robert Mugabe inuu xilka iska cazilo.
Warar soo baxay Khamiistii ayaa sheegayay in Mugabe uu ka...


















