Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ugu baaqay Xisbiyada in ay ilaaliyaan xasiloonida, kana fogaadaan wax kasta oo keeni kara kicin iyo iska horkeen bulsho.
Siilaanyo ayaa dhinaca kale faray Xisbiyada ku tartamay doorashadii dhawaan ka dhacday Soomaaliland midna ku dhawaaqin guul doorasho ilaa laga helayo natiijada ay soo...
Magaalada Jowhar waxaa saacadihii ugu danbeeyay ka socday kulamo looga arinsanayo magacaabista xubnaha gollaha wasiirrada maamul Hirshabeelle oo aan wali lagu dhawaaqin.
Madaxweyne Waare, ku-xigeenkiisa iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo wadatashiyada ugu ballaaran leh ayaa dhinaca kale waxaa barbar socda kulamo gaar gaar ah oo u dhaxeeya xildhibaannada Hirshabeelle oo doonaya...
Waxa lagu wadaa in magaalada Harare ee dalka Zimbabwe maanta ka dhacaan kulamo xasaasi ah oo looga arrinsanayo xasaanad ka qaadista madaxweynaha da’da ah dalkaasi mudadda dheer soo xukumayay Robert Mugabe.
Wararku waxaa ay sheegayaa in madaxweynaha lagu kacsan yahay saacadaha soo socda uu kulan la qaadan doono madaxda ciidamada...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dhici karaan weerarro dalkeeda uga yimaada dhinaca Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada dhaca Xuduuda labada dal ay wadaagaan.
Kenya ayaa sheegtay in ay jirto cabsi ku aadan weerarro ka dhaca magaalo xeebeedyada dalka Kenya , halkaasi oo ay...
Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-Sisi ayaa sheegay in dowladiisa aysan aqbali doonin in dowladda ay Itoobiya ay leexsato Biyaha Nile, oo labadal ay ku muransan yihiin.
Madaxweynaha ayaa intaa ku darray in shacabka Masar ay diyaar u yihiin in ay iska difaacaan cidkaste oo ku soo duusho, una muuqata in...
Kaddib kulan maanta ay ku yeesheen xarunta gollaha shacabka xildhibaannada baarlamanka oo warbixin ka dhageystay guddigii loo saaray Kiiska dhiibistii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii ay xukuumadda ka qaadatay arrintan.
Guddoomiyaha Guddiga baaritaanka Kiiska Xildhibaan Cali Xoosh ayaa warbixin dheer ka hor akhriyay Xildhibaanada, isagoo...
Xisbiga WADDANI iyo guddida doorashooyinka ayaa kulankii sadaxaad ee illaa shalay iyo maanta iskugu yimaadeen ka soo saaray go’aammo ay isku raaceen oo ay ku heshiiyeen.
Gudoomiyaha gudida Doorashooyinka C/qaadir Iimaan ayaa sheegay in wada hadal dheer oo laba cisho socday iskula afgarteen laba qodob oo kala ah in tirintii...
https://youtu.be/STFsiBoB4-o
Waxaa todobaadkan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka lagu soo gaba-gabeeyay bandhig-da Diyaaradaha ee (Dubai Air show) ,waxaana bandhig-gan ka so qayb-galay inta badan shirkadaha sameeya duyuuradaha oo ay ku jiraan Boeng iyo bombardier oo laga kala leeyahay dalalka Maraykanka iyo Canada.
Bandhig-gan waxaa lagu kala iibsaday diyaarado qiimahoodu uu ku...
Xaalada magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa degan kaddib rabshado dad ay ku dhinteen oo maalintii shalay ka dhacay xili uu halkaa dib ugu laabtay hogaamiyaha ugu weyn mucaaradka dalkaas Raila Odinga.
Rabashadaha ayaa bilaawday markii ay isku dhaceen dad doonayay in ay soo dhaweeyaan hogaamiyahooda iyo ciidamada Amniga oo...
Wadahadal ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga furmo mas’uuliyiinta ugu sareysa maamullada Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca oo ka wada arrimiya deegaanno ka tirsan gobollada bartamaha Soomaaliya,
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo hoggaamiyaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali...


















