Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaan maanta marka ka baaqday in uu hortago Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo maanta loo balansanaa.
Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday go’aankii ay horay u gaartay Maxkamada gobolka Banaadir oo ahaa in aan wax Racfaan ah laga qaadan karin dacwada Cabdiraxmaan CabdiShakuur, waxaana...
Madaxwayne Donald Trump ayaa mar kale digniin u jeediyay dalka Kuuriyada Waqooyi.
Mr Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Tweetarka waxa uu ku sheegay in hubka Niyukleerka ee ay Mareykanka haystaan uu ka wayn yahay kana awood badan yahay midka Kuuriyada Waqooyi.
Hadalka madaxwayne Trump ayaa ka dambeeyay ka dib...
Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada dil xalay loo geystay Cali Nuur Shuure oo ah Aabaha dhalay Col Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida Soomaaliya.
Dilka ayaa ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Suuq Boocle, waxaana la sheegayaa in raggii dilay ay baxsadeen.
Al-shabaab ayaa...
Degmada BeledXaawo ee gobolka Gedo waxaa maalmihii ugu danbeeyayba ka taagnaa xiisad ka dhalatay Derbi sida la sheegay Kenya ay ka dhiseyso Xudduuda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Saciid Faarax (Juxa), Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Senataro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa kulamo xog wareysi la qaatay shacabka...
Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa lagu wadaa in Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir uu hortago Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamadda Racfaanka Qoraal ay horey u soo saartay ku sheegtay in 03-da January 2018 oo maanta ku beegan Maxkamadda laga sugayo Siyaasiga.
Qoraalka Maxkamadda ay soo saartay waxaa...
Warar goor dhaw soo gaaray Warbaahinta ayaa sheegaya in Gurigiisa degmada Dherkeenley lagu toogtay Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha dhalay guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Col Xassan Cali Nuur Shuute.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dabley ay gudaha u galeen Gurigiisa kaddibna rasas huwiyeen marxuumka oo laakiin la...
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen warar sheegaya in ay jiraan ciidamo aan ka amar qaadan dowladda Soomaaliya oo howlgalo ka fuliya magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaa ka hadlay qaar ka mid ah culima’udiinka Soomaaliyeed.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hay’adda Culimada...
Xukuumadda Israa'iil ayaa gabar yar oo Falastiiniyad ah ku soo oogay dacwad ka dib markii aad la isula wadaagay muuqaal laga duubay iyada oo dhirbaaxaysa oo riixaysa askari Israa'iili ah.
Ahed Tamimi oo 17 jir ah iyo qaraabadeeda ayaa la duubay iyaga oo ay is hayaan askar, baraha bulshada ee...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo.
Twitterkiisii u horreeyay ee uu sannadkan cusub soo dhigo ayuu Pakistan ku eedeeyay in uu gabaad siinayo argagixisada.
Pakistan ayaa Twitterkaas si car leh uga jawaabtay, waxayna sheegtay in dhamaan...
Wararka ka imanaya degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay uu halkaa kulan ku dhaxmaray mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, maamulka Jubbaland, xildhibaanno halkaa gaaray maalintii shalay.
Beled-Xaawo maalmihii ugu danbeeyay waxaa ka taagneyd xiisad u dhaxeysay shacabka degmada iyo ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo la sheegay in...
















