Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu wadahaddalo la billaabi doono Dowlada Kuuriyada Waqooyi marka la gaaro xilliga ay ku habboon tahay.
Wadahadal ku dhexmaray Khadka Telefoonka Arbacadii, isaga iyo dhighiisa Kuuriyada Koofureed Moon Jae-in, ayuu Trump ku sheegay inuu Mareykanka uu u furfuranyahay wadahadal uu la yeesho Kuuriyada Waqooyi.
Bayaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay magaalada Muqdisho hergalisay xarun dhalinyarada looga wacyi-galinayo ku biirista kooxaha Xag-jirka sida Al-shabaab iyo Daacish, iyadoo la adeegsanayo Internet-ka
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo xarunta Daahfurtay ayaa sheegtay in ay soo gudbin doonto fariimo ay dhalin yarada kaga wacyigelineyso ku biirista ururka al-Sshabab, isla...
M/weyne Farmaajo oo Safarkiisii Puntland ku Guda jira ayaa kusii Jeeda Magaalada Ganacsiga Boosaaso.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland xalayna ku hoyday magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa maanta wuxuu gaari doonaa magaalo Xeebeedka Boosaaso.
Qaban-qaabada lagu soo dhaweynayo wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan laga dareemaya magaalada Boosaaso iyadoo amaanka magaalada aad loo adkeeyay waxaana...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa u dabaal degtay 08 01 2018 oo ku beegneyd 48 guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay 8-dii Janaayo 1970-kii.
Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay taliska Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho waxaa ka soo qeyb galay madaxda ugu sareeya dalka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw dhax dhigay waddo Laami ah oo isku xirta deegaannada Dan-Goronyo iyo Eyl sida uu ku soo waramayo Wariyaheena Ibraahim Baafo oo ka mid ah wariyayaal la socda wafdiga madaxweynaha.
Ibraahim Baafo ayaa sheegay in wafdiga madaxweynaha oo ku sii jeeda magaalada...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee qaramadda midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Michael Keating iyo wefti uu hogaaminayo.
Shirkaasi markii uu dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay wasiirka Arrimaha Dibadda Dr:Sacad Cali Shire iyo Amb. Michael Keating oo...
Safiirkii Soomaaliya ee Iskutaga Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikheey ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Abu Dubai waxaa uu xilkii safaarada si ku-meel-gaar ah ugu wareejiyay Axmed Ducaale Maxamed.
Ka qeybgalayaashii munaasabada sagootinta safiirka ayaa ka mahadceliyay wax qabadkii safiirka muddadii uu joogay safaarada, iyaga oo sheegay in uu noqonayo safiirkii ugu...
Iyadoo dhawaan Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha lagu sheegay in la soo afjaray Khilaafkii u dhaxeeyay Rungta Ganasiga ayaa waxaa arintaa ka hadlay Guddoonka sare ee Rugta Ganacsiga oo ka hor yimid qoraalkii hore ee ka soo baxay wasaaradda.
Akhriso Qoraalka Rugta Ganacsiga :
warsom2011@gmail.com
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah u joojiyaan dagaalka.
Qorshaha Dawladda Federaalka ayaa ah in si deg-deg ah ay u joojiso dagaallada iyo...
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Garowe ee xaruunta dowlad goboleedka Puntland ayaa la kulmay will da’yar oo aftahan ah si weyna u taageeray markii la doortay madaxweyne Farmaajo bishii Feb 8 ee sannadkii la soo dhaafay.
Wiilkan oo lagu magacaabo Mustafa Cabdiraxmaan ayaa doorashadii...


















