Thursday, August 27, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxda Waxbarashadda dalalka caalamka  ayaa ka qeyb galaya shir caalami ah oo ka socda dalKa Senegal , kasoo looga hadlaayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashadda dalalka soo koraya. Dowladda UK iyo sidoo kale dalalka Midowga  2.3 bilyan oo doolar ugu deeqay dalalka soo koraya si sare loogu qaado dhaqaalaha lagu...
Dowladda Britian ayaa la sheegay in 4 Qof u xirtay dilka Khadar Saalax oo ahaa wiil Soomaali ah oo lagu dhex dilay xabsi ku yaalla Galbeedka magaalada London. Wiilkan ayaa la dilay 3 maalmood ka hor,waxaana loo soo qabtay afar qof oo labo ka mid ah ay soomaaliyihiin,kuwaas oo xabsiga...
Dowladda Canada ayaa todobaad ka hor qoys Soomaaliyeed oo kunool dalkaasi , waxaa ay ka qaadatay 10 caruur ah oo ay heysteen ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku guul dareysteen Shuruudaha caruurta dalkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Carruurta oo ay wehliyaan Booliska Canada ayaa qoyskan ugu tagay gurigooda...
 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan xuquuqul insaanka ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqday in ay tixgeliso ammarka ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka, dibna u howl geliso warbaahintii hawada laga saaray dhawaan. Dowladda Kenya ayaa albaabbada isugu dhufatay Taleefishinnada kala ah ,Citizen, NTV Inooro iyo KTN, markii ay baahiyeen dhaarintii...
Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa dhawaan uu shir uga furmo dowladda federaalka Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka kaa oo looga wada hadli doono arrimo dhowr ah. Kulanka ayaa la sheegay in labada dhinac ku falanqeyn doonaan arrimo ay ka mid yihiin dhaqan gelinta dhismaha ciidamada qaran, wadaaga kheyraadka, dib...
 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Guddoomiyaha ayaa sheegay in arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa cusub, Dhankiisa, Mr. Concar wuxuu soo dhoweeyay inuu guddoomiyuhu diiradda saarayo maamul wanaagga iyo dimuqraadiyaynta. Duqa Muqdisho iyo...
sanad guro Sanad-guuraddii 24aad ee aasaaska ciidamada  mMilitariga Somaliland ayaa maanta xaflad loogu dabaaldegayo loogu qabtay xarunta taliska guud ee magaaladda Hargaysa. Dabaaldega ciidanka loo sameeyey waxa ka soo qaybgallay madaxweyne Muuse Biixi, hogaamiyeyaasha xisbiyadda mucaaradka, madaxweynihii hore ee Axmed Siilaanyo, afar madaxweyne ku xigeeno hore soo maray, taliyeyaasha ciidamadda...
                        Ku dhawaad 150 askari oo katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya qeybtooda 43-aad ee jubbaland ayaa waxaa magaalada kismaayo loogu soo xiray tababar socoday mudo 15 cisho ah kaa oo lagu barayay xirfadda Shiishka iyo isticmaalka hubka culus. Munaasabaddii xirtaanka tababarka waxaa ka qebygalay sarkiil ka socotay howlgalka nabad ilaalinta midowga...
Hay’adda qaxootiga ee Qaramadda Midoobay ayaa sheegtay in Muhaajiriin badan laga cabsi qabo in ay ku dhinteen badda kaddib markii doontii ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Liibiya. Inta badan dadka ka badbaaday doonta qalibantay ayaa la sheegayaa in ay yihiin dad u dhashay waddanka Pakistan. Sidoo kalena waxaaa doonta saarnaa...
Rag hubeysan ayaa xalay rasaas ku furay gaari ay la socdeen dad rayid ah dulleedka magaalada Beledweyne. Inta la og yahay hal qof ayaa ku dhintay, kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen, markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaariga ay saarnaayeen dad shacab ahi. Weerarka ayaa intaa ku daraya in...