Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku wareejiyay hub ay ciidamada dowlad goboleedka Hirshabelle ay ka soo badbaadiyeen weerar gaadmo ah oo Jimcihii aynu ka soo gudubnay Al-Shabaab ku qaadeen lagu qaadeen kolonyo saad u sidey ciidamada AMISOM duleedka magaalada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Munaasabad lagu qabtay maanta Madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabelle...
  Isbitaalka Kalkaal oo kamid ah isbitaalada casriga ah ee kuyaala magaalada Muqdisho ayaa qaliin lacag la’aan ah u sameeyay 170-qof oo faruurnaa, kuwaa oo isugu jiray caruur yar yar iyo dad da’ ah. Qaliinkan ayaa loo sameeyay dad da’dooda u dhaxeysay lix bilood jir ilaa lixdan sano jir, waxaana dadka...
Magaalada Muqdisho waxaa dib u furmay jidad muhiim oo saddexdii cisho ee la soo dhaafay xirnaa, kaddib markii ay soo baxeen digniinno ka dhan ah Amaanka. Wadayaasha gadiidka qaarkood ayaa sheegay in ay dib u furmeen jidadkii maalmihii aynu soo dhaafnay xirnaa ee laga celinayay, sida Isgoysyada ku yaalla wadada...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay khilaafka ka taagan heshiiskii saddex geesoodka ah ee Dekedda Berbera ayaa sheegay in ay wadaan mooshin ka dhan ah heshiiskaa oo ay ku sheegeen in mid aan la aqbali karin. Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo la hadlay warbaahinta ayaa sharci darro ku tilmaamay...
Wararka imanaya degmada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in heshiis hor dhac ah kala saxiixdeen labo beelood oo ka soo kala jeeda degmooyinka Cadaado iyo Caabud-Waaq oo ku dagaalamay deegaanka Balli Sokor. Colaada labada Beelood ayaa waxaa ku soo baxay mas’uuliyiin uu horkacayoi madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo maalintii shalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa in uu Magaalada Washington uga qeyb galo shir looga hadlayo dalalka soo koraya ee Soomaaliya ay ku jirto ee sanadkaan 2018-ka. Shirkaan ayaa waxaa diiradda lagu saaraya sidii loo horumarin lahaa...
Saraakiisha gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidamada Kenya in ay burburiyeen xaruntii Isgaarsiinta Hormuud Telecom ee deegaanka Dhamase oo qiyaastii 60KM u jira degmada Ceelwaaq. Col. Aadan Xirsi Rufle oo ka tirsan Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa xaqiijiyay in ciidamada Kenya ay miinooyin ku xireen xaruntan, isla markaana ay gebi...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo oo ka qeyb galayey shirka dalalka ciidamadooda joogaan Soomaaliya (AMISOM). Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Ku-xigeenka koowaad ee Burundi ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii loo sii adkeyn lahaa,...
 Dowladda Burundi ayaa xaqiijisay in ku dhawaad 5 Askari looga dilay weerarkii shalay Al-Shabaab ay ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Dowladda Burundi waxaa ay sheegtay in ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM laga dilay Askartaasi xilli ay doonayaan in ay ku socdaalaan wadda u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar...
 Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay dhowaan magaalada Muqdisho in ay ka bilaaban doonaan Howlgallo culus oo ammaanka lagu sugayo. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegay in degmo walba oo ka mid ah Muqdisho laga hergaliyay ciidamo suga amniga, wuxuuna shacabka uu ka dalbaday in ay la shaqeeyaan ciidamada,...