Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

La taliyaha Wasaaradda Amniga CabdiCasiis Xildhibaan ayaa warbaahinta u sheegay in todobaadii ugu danbeeyayba la waday howlo wax looga qabanayo Amniga guud ahaan marka la eego magaalada Muqdisho Goobaha laga howlgalay ayaa waxaa ka mid ahaa Isbitaalkii Forlanini ama #LAZARETTI ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku...
Dalalka kala ah Namibia, Zambia Iyo Bostwana ayaa hakiyay hilibkii ay kasoo dhoofsan jireen waddanka Koonfur Afrika. Maalinkii Axadda ayeey ahayd markii cudur uu ka dillaacay dalka Koonfur Afrika, kaaso laga helay hilibka la warshadeeyay ee dalkaasi uu soo saaro. Dowladda Malawi ayaa ka codsatay ganacsatada inay dukaamada iyo goobahooda ganacsi...
Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshe lagu dhisayo guriga baarlamaanka oo ku burburay dagaaladii sokeeye. Jawaari oo ka hadlayay barnaamij si toos ah uga baxayay taleefishinka dowladda ee SNTV oo lagu qabtay Muqdisho, ayna kasoo qeybgaleen dad badan ayaa la weeydiiyay sababta...
Magaalada London waxaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shir looga hadlayo wax ka qabashada Abaaraha soo noq noqday ee dhuftay dalka Soomaaliya Sanadihii la soo dhaafay. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya dowlado kala duwan iyo hay’adaha deeq bixiyayaasha, waxaana Soomaaliya shirkan ku matalaya wafdi uu hoggaaminayo Jamaal...
Waxaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ka furmay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlayo Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada. Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Bankiga Adduunka (World Bank) ayaa waxaa diirada lagu saarayaa dejinta siyaasad la xiriirta horumarinta Nabadgelyada, si loo helo xal wax ku...
Agaasimaha Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan ayaa ganafka ku dhuftay shadalkii ka soo yeeray dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in heshiiskii saddex geesoodka Dekeda Berbera uu ahaa mid sharci darro ah. “Nama quseeyo waxa ay leedahay dowladda federaalka, somaliland waa dowlad madax banaan 28 sano, waa meel xasilooni...
Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in 10-ka Bishaan uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga Saddexaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Sooomaaliya oo ka kooban Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka. Xog-haayaha guud ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa guddoomay Darees ciidamada oo dowladda Turkigu ay ugu talagashey Ciidamada Cirka iyo Badda oo ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana ay ka guddoomeen saraakiil kale oo ka socotay wasaaradad gaashaandhiga dalkaasi Turkiga. Dareeskan dowladda Turkiga ay ugu deeqday ciidamada Cirka iyo Badda Soomaaliya...
Waxaa soo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo la xiriira qaraxyadii ka dhacay Bishii October ee sanadkii hore Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Guddiga Gurmad Qaran oo muddooyinkii dambe ku hawlanaa caawinta dadkii ay masiibooyinkaasi saameysay, ayaa xalay soo bandhigay jadwal muujinaya sida dadka ay usaameysay qaraxyadii Zoobe iyo weerarkii...
Ciidamada dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay ku guuleystay in Al-shabaab ay ka furtaan hub ay lahaayeen ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa  AMISOM oo lagu furtay dagaal Jimcihii ina dhaafay ka dhacay degmada Balcad. Col Xassan Dhicisoow oo ah taliyaha booliiska maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay...