Wednesday, August 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culusoo fiidnimadii xalay ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab degmada Buurdhuubo ee gobolka. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay kaddib markii xoogaga ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen mid ka mid ah fariisimaha ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmadaasi. Xassan Maxamed Cali guddoomiyaha...
Weftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta dalka dib ugu soo noqday ka dib markii muddo ku maqnaa dalka Imaaraadka Carabta. Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo weftiga madaxweynaha ka mid ahaa oo afka weftiga ku hadlayey ayaa sheegay inay booqashadii Imaaraadka ay kala kulmeen...
Gobolka Sanaag wararka ka imanaya ayaa sheegaya in heshiis buuxa laga gaaray colaad muddo dheer u dhaxeysa labo beellood. Dhinacyada ayaa la sheegay in ay ku heshiiyeen qofkii lagu helo dambi ah in uu geystay dil aargoosi ah la dilo ama laga qaado qoyska uu danbiilaha ka soo jeedo laga...
 Madaxwayne Vladimir Putin ayaa 6 sano oo kale xafiiska sii hayn doona ka dib markii uu si wayn ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday. Khudbadda guusha oo uu ka jeediyay magaaladda Moscow ayaa waxaa uu sheegay in natiijada doorashada uu u arko in ay tahay kalsooni la siiyay waxqabadkiisa. Waxaa uu...
  Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab khasaare xoogan geystay oo ka kacey guri ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kaa oo sababay geerida Hooyo Soomaaliyeed iyo 5 carruur ah oo ay dhashay. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka gobollka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa warbaahinta u...
 Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen  Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa. Xildhibaan Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka tirsan Golaha Shacabka kana mid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee sida weyn ugu dhaw...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa'id ku qabtay magaaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqbaley mooshinka laga keenay, isaga oo dalbaday in muddo 10 cisho ah lagu codeeyo. Waxaa uu sheegay in uu meesha ka baxay khilaafkii ka dhashay mooshinka sida uu hadalka u dhigay mar...
                    Kulankan oo ka dhacay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxaa uu u dhexeeyay wafdi uu horkacayay gudoomiyaha gobolka Gedo, oo ka koobnaa taliyaha nabadsugidda gobolkaasi, masuuliyiinta maamullada degmooyinka Doolow, Baladxaawo iyo Luuq iyo masuuliyiinta maamulka Mandheera oo uu horkacayay gudoomiyaha Mandheera. Kulanka ayaa ka danbeeyay ayadoo mudooyinkii...
Ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa maalintii shalay la wareegay AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in ay ciidamadooda kala wareegeen kuwa dowladda federaalka ah Amaanka Xarunta Golaha Shacabka. Afhayeenka howl-galka Lt Colonel Wilson Rono ayaa warar been abuur ku tilmaamay in ay la wareegeen...
                          Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Ururka Al-shabaab iyo weerar lagu qaadayo deegaannada ay uga sugan yihiin qeybaha kala duwan ee dalka. Wasiirka Difaaca dowladda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu noqonaya mid ka duwn yihiin hore. ‘’Howlgalkan wuxuu noqonayaa...