Wasiirka wasaarradda arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Cawad Ciise ayaa ka guddoomay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya deeq lacageed oo dhan 1.5 million oo dollar oo loogu tala-galay in lagu caawiyo dadka ay fatahaaddu ku dhufatay ee Soomaaliyeed.
Dowladda China ayaa sheegtay in ay siweyn uga xun tahay xaalada ay wajahayaan xiligan...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay sababta dabaaldega 18 may looogu soo raray 15-ka May iyo Guud ahaan taariikhda Somaliland soo martay, waxaanu shacabka ku hambalyey 27 guuradda ka soo wareegtay madax banaanidda Somaliland.
Sidoo kale, waxa uu fariin u direy dawladda Soomaaliya oo uu sheegay in hadii midnimadii socon wayday la isku...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka soconaya shir halkaa maanta uga furmay madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Soomaaliya.
Kulanka ugu horeyn waxaa furay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana shir-guddoonka ah shirka la wareegay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha iskaashiga dowlad...
Mareykanka ayaa sidii oo horay uga dhawaaqay Donald Trump ayaa maanta u raraya saafaradiisa Talviiv magaalada Qudus ee dhulka Falastiiyiinta.
Tiro badan oo dadka reer Falastiin ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Qudus oo maanta lagu wado in uu safaarad ka furto Mareykanka,waloow ay jiraan muran ku aadan tallaabadaasi...
Laba qof oo saarnaa mooto ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarun booliis oo ku taal magaalada Surabaya, maalin uun kadib markii ay mawjado qaraxyo ah oo dhimasho badan gaystay ay ka dheceen magaalo kutaal dalka Indonesia.
Saraakiil booliis ah ayaa lagu dhaawacay qaraxa, kaas oo dhacay 8:50 saacadda dalkaas,...
Xoogagga Al-shabaab ee ka dagaalama Jubbada Dhexe ayaa warbaahinta u soo bandhigay muuqaalka sarkaal sida ay hadalka u dhigeen ka soo goostay maamul gobolleedka Jubbaland.
Sarkaalka la soo bandhigay oo lagu magacaabo Xassan Kheyre Xusseen ayeey sheegeen Al-shabaab in uu ka mid ahaa ciidamada Jubbaland ee tababarka ku soo qaatay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadaneysa labo cisho.
Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dooxa ku soo dhaweeyay Wasiirka Gadiidka iyo Isgaarsiinta dowladda Qatar Jassim Sayf Axmed Al Sulayti,...
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka madaxda dowlad gobolleedyada oo dhamaantood maalintii shalay halkaa gaaray.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgali doona maanta madaxweynayaasha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), madaxeynaha Galmudug...
Doomahan ay ku deeqeen qaar ka mid ah hay’addaha samafalka ayaa la bilaabay in lagu soo samatabixiyo qoysaska ku dhax go’doonsan xaafaddaha ay daadadku ku dhufteen.
Biyaha ayaa hadda ku socda xaafaddo ay markii hore taariikhda inta la xasuusto aysan gaarin, waana fatahaadii ugu cusleyd oo ay martigaliso magaalada Beledweyne...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta oo Axad ah booqasho rasmi ah ugu anbabaxaya dalka Qatar sida ay Hiiraan Online sheegeen ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada Soomaaliya.
Wareys ay maamusho dowladda Qatar ayaa lagu sheegay in madaxweyne uu la kulmi doono Emir Sheikh Tamim...


















