Wafdi uu hogaaminayo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay ra’iisal wasaaraha dalkaas, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.
Kulanka intii uu socday ayaa la isla-gartay in labada dal ay iska caawiyaan arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xooggag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku leeyihiin degmada Waajid.
Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay labo jiho ka weeraray degmada Waajid, iyadoo ay beegsadeen xeryaha labada ciidan, waxaana halkaasi ku dhexmaray dagaalka hubka...
Gudoomiyaha mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dawladda dhexe uga soo dhamaaday magaaladda Baydhabo ee lagaga hadlayey xaga amniga.
“Shirkaasi ay iskugu yimaadeen maamul goboleedyada iyo Muqdisho ee ka socday Baydhaba qodobada ka soo baxay waxa ku jiray in hub la...
Ciidamada militariga iyo Booliska Kenya, ayaa howlgal ballaaran ka wada qeybo ka mid ah gobolka Waqooyi Bari gaar ahaan magaalada Gaarisa, kadib markii shalay Qarax lagu dilay Shan sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada GSU dalka Kenya.
Qaraxan oo si gaar ah uga dhacay tuulada Harar oo u dhaw soohdinta Soomaaliya...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Deynuunaay, oo qiyaastii 26-KM u jira Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Xoogagga Al-shabaab ayaa dhanka Koonfureed ka soo weeraray deegaanka Deynuunay, iyaga iska cabin kala kulmay ciidamada dowladda Soomaaliya, oo fariisimo ku leh labada cirif...
Inta la xaqiijinayo 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa doon ay saarnaayeen waxay kula dagtay xeebaha Yemen, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Waxaa sidoo kale la baadigoobayaa 16 qof oo kale kadib markii doontoodii ay gadoontay, sidaasina waxaa sheegtay Hay’adda Socdaalka Dunida.
Dad...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo maalintii shalay gaaray dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu maanta halkaa kulamo kula yeesho madaxda ugu sareysa dalkaasi Jabuuti.
Kheyre waxaa socdaalkiisa Jabuuti ku wehlinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Eng Cabdi Canshuur Xasan,...
Rag bastoolado ku hubeysan ayaa goor dhaw ku dilay degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho nabaddoon magaciisa lagu sheegay Xusseen Geedi Jimcaale oo dhinaca kalana lagu sheegay in uu ganacsade ahaa.
Dhalinyaro bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay in ay nabaddoon ku toogteen gurigiisa oo ku yaala degmada Howlad-wadaag ee gobolka...
Tan iyo intii uu xilka la wareegay Ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa guud ahaan Itoobiya laga dareemaya furfurnaan dhinaca xoriyatul qawl ah iyo siyaasadda oo muddo dheer aanay ka jirin,isla markaana ay adkayd in Itoobiya dhexdeedda laga dhex dhaliilo nidaamka jira ama dadku ay sameeyaan mudaharaadyo salmi ah...
Arday Soomaali Mareykan ah oo ku Guuleystay Heer Caalami Kaalinta Koowaad ee Tartanka Quraanka ee Dalka Imaaraadka Carabta kaas oo loogu yeero tartankii 22aad ee Dubai
Axmed Burhan waa arday asal ahaan Soomaali ah oo matalaayey dalka Mareykanka ,waana markii ugu horreysay tartanka quraanka kariimka ah ee sanad walba bisha Ramadaan...


















