Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka madaxda dowlad gobolleedyada oo dhamaantood maalintii shalay halkaa gaaray. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgali doona maanta madaxweynayaasha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), madaxeynaha Galmudug...
Doomahan ay ku deeqeen qaar ka mid ah hay’addaha samafalka ayaa la bilaabay in lagu soo samatabixiyo qoysaska ku dhax go’doonsan xaafaddaha ay daadadku ku dhufteen. Biyaha ayaa hadda ku socda xaafaddo ay markii hore taariikhda inta la xasuusto aysan gaarin, waana fatahaadii ugu cusleyd oo ay martigaliso magaalada Beledweyne...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta oo Axad ah booqasho rasmi ah ugu anbabaxaya dalka Qatar sida ay Hiiraan Online sheegeen ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada Soomaaliya. Wareys ay maamusho dowladda Qatar ayaa lagu sheegay in madaxweyne uu la kulmi doono Emir Sheikh Tamim...
 Waxaa ka soconaya dalkaasi Faransiiska baaritaan la xiriira dacwad ka dhan ah argagixisada kadib markii uu nin mindi ku hubaysani uu toorriyeeyey dad marayey waddo kutaal badhtamaha magaalada Paris. Emmanuel Macron madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay in mar kale dalka Faransiisku uu difaacay dhiigiisa balse aysan dib u guranayn oo aysan...
Inta la xaqiijinayo ilaa 8 qof ayaa ku geeriyootay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerarro ismiidaamin ah oo ka dhacay kaniisadaha ku yaalla magaalada labaad ee ugu weyn Indonesia ee Surabaya. Weerarradan ayaa waxaa fuliyay rag isku soo xiray waxyaabaha Qarxa sidda ay xaqiijiyeen laamaha Ammaanka. Saraakiil u hadashay dowladda...
Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Baay waxaa maalintii shalay dib ugu laabtay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo waayadii ugu danbeeyay ka maqnaa. Magaalada ayaa waxaa ka soconaya qaban-qaabada kulan lagu wado in ay halkaa ku yeeshaan madaxda maamul gobolleedyada dalka ka dhisan, kaa oo looga...
Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Baay waxaa maalintii shalay dib ugu laabtay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo waayadii ugu danbeeyay ka maqnaa. Magaalada ayaa waxaa ka soconaya qaban-qaabada kulan lagu wado in ay halkaa ku yeeshaan madaxda maamul gobolleedyada dalka ka dhisan, kaa oo looga...
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe kulan kula qaatay danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa joogay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Horumarinta reer Miyiga, Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare, Wasiirka Caddaalada iyo Arrimaha Diinta iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Dowladda...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Qabri-Dahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaa ay ka jirto xiisad ka dhalatay gabar 20 sano jir ah oo meydkeeda la helay. Taysiir Cumar Maxamed oo ah gabadha meydkeeda la helay ayaa la sheegay in markii hore ay qabteen ciidamada maamulka halkaa ka...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeynaya sharciga Shirkadaha dalka, waxaana ka mid hindise sharciyeedyada ay xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka. Sharciga Shirkaddaha ayaa ka mid ah sharciga ugu saameynta badan ee dalka, kaa soo haddii la dhaqan geliyo wax badan ka bedelaya hab dhaqanada shirkadaha ka howlgala dalka, kuwaasoo...