Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Senate-ka Maraykanka ayaa markii u horraysay haweenay u idmaday in ay hogaamiso hay'adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, inkastoo ay door ku soo yeelatay barnaamij ay hay'addani fulisay 9/11 oo dadka lagu baarijiray. Ansixinta Gina Haspel ayaa timid iyadoo kala qaybsanaan xisbi ay ka jirtay aqalka arrintaas oo la xiriirtay biyo...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer howlleed ku tagey dekadda Muqdisho oo ay ka socdaan howlo isugu jira dhoofka iyo soo dajinta shixdaha kala duwan. Kheyre ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Maaliyadda iyo maamulka Dekadda, waxaa uuna ka xog-wareystay qaabka ay u shaqayso dekaddu, caqabadaha...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isbitaalka Garoowe ku booqdey Askartii ku dhaawacantay dagaalkii Tukaraq. Waxaa Gaas booqashadiisa ku wehlinayay Wasiirka Wasaaradda maaliyadda, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wasiiru dowlaha Wasaardda Duulista iyo Hawada iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland. Dhaawaca ciidamada Puntland ee madaxweyne Gaas uu...
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa looga hadlay dagaaladda maalmihii la soo dhaafay ka soo cusboonaaday degaanka Tukaraq, wax ka qabashada fatahaadaha ay sameeyeen wabiyada dalka iyo sidoo kale dardar gelinta howlaha kalfadhigan iyo kan...
                Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux Timajilic Gudoomiye Kuxigeenada Xisbiga,Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gudiga Fulinta Xisbiga Waxey Hambalyo Ku Aadan Bi;ashada Bisha Ramadaan U Direen Guud ahaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Meel Kasta oo ay Caalamka Kaga Noolyihiin. Gudoomiyaha Xisbiga Timajilic oo Warbaahinta la Hadlayey ayaa...
Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyada oogolaha la hor geeyay Hindise sharciyeedka denbiyada kufsiga iyo harciga Nakhshadeynta magaalooyinka, waxaana golaha warbixinno siiyay qaar kamid ah wasiirada ka qeyb galay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. C/weli Max'ed Cali Gaas oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe kadib markii uu kasoo laabtay shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee lagu soo gabagabeeyay Baydhabo ayaa ka hadlayo arimo kala duwan. Ugu horeyn waxa uu ka warbixiyay shirkii Baydhabo oo uu...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban xukuumadda, Saddexda Xisbi Qaran, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka, madaxweyneyaashii soo maray Somaliland iyo siyaasiyiinta saamaynta ku dhex leh bulshadda. Kulan ayaa lagu sheegay ujeedadiisu inay ahayd mid wadatashi oo laga arrinsanayey xaaladda dalka ka taagan iyo in talo-qaran...
Waxaa soo baxaya durbaba digniinno la xiriira duufaan lagu magacaabo ONE oo la sheegay in ay ku soo fool leedahay qeybo ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada gobollada Waqooyi Galbeed iyo Bari. Sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan cunnada iyo beeraha ee FAO duufaanta ayaa ka soo...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tuka-Raq ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay in ay difaacato dhulkeeda. Wuxuu sheegey in Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Soomaaliland uga digayo sida uu hadalka u dhigay weerarka uu...