Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amarro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kaddib kulan gaar ah oo ay yeesheen. Saraakiisha Amaanka ayaa la faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka Garowe. Waxaa sidoo kale amarkan lagu faray dadka shacabka ah...
Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un uga digay in uusan ciyaar la soo shir tagin haddii uu la kulmo madaxweyne Donald Trump bisha soo socota. "Waxay noqon doontaa khaladwayn haddii Kim Jong-un ay la tahay in uu ku dheeldheeli karo Donald Trump," ayuu Pence...
 Howlgalkan ayaa ka danbeeyay kaddib Qarax miino oo fiidnimadii xalay ka dhacay inta u dhaxeysa Ex Koontarool Afgooye iyo xaafadda Haanta-Dheer, kaasoo sababay dhimashada Labo ruux oo shacab ah. Qaraxan miino ee dadka badan loo soo xiray ayaa lagu bartilmaameedsay gaari Cabdi Bille ah oo ay la socdeen ciidamo ka...
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa wada jir u dalbaday lacag dhan $ 80 million oo dollar si wax looga qabto xaalada bani’aadannimo ee ka dhalatay daadadka, roobabka iyo duufaannada wada socda ee ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) ...
Dalka Paraguay ayaa maanta safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee qaada tallaabadan siyaasadeed ee xasaasiga ah. Madaxweyne Horacio Cartes ayaa xafladdii furitaanka ka sheegay in go’anka saafaraddooda looga soo raray Tel Aviv, loona keenay Qudus, ay tahay “mid Taraiikhi ah”, oo xoojineysa xiriirka Paraguay iyo Israel. Ra’iisul...
Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle bilaabay in uu karkaarada jabsado, isaga oo biyo badan dibeda u soo saaray kuwaa ka sare maray Buundada degmada. Dadka ku dhaqan degmada ayaa hadda wajahaya fatahaad iyo daadad ka dhasha Wabiga Shabeelle oo buux –dhaafay,...
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka furmo shirka Shaqada Aduunka oo ay soo qabanqaabisay hay’adda ILO, ayaa dhinaca kale  waxaa soo baxaya eedeymo la xiriira habka dowladda Soomaaliya ay u maamushay wafdiga uga qeybgali doona shirka dhinaca Soomaaliya. Qaar ka mid ah...
 Dowladda Shiinaha ayaa oggolaatay in badeecooyin dheeraad ah ay ka soo dhoofsato Mareykanka, tallaabadaasi oo xukuumadda Washington ay u aragto inay hoos u dhigeyso farqiga ganacsi ee kala dhaxeeya Shiinaha oo gaaraya sadex boqol sodon iyo shan bilyan oo doolar. "Labada dhinac ba waxaa ay ku heshiiyeen sare u qaadida...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeellaha Hoose, isaga oo magaaabay guddoomiye cusub. Wareegto ka soo baxay xafiiska looga arrimiyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in xilka guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose xilkii laga qaaday Ibraahim Aadan Cali Najax, waxaana xilka guddoomiyaha...
Ra’iisaal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyayaasha ciidamada ayaa kormeeray dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay roobabkii ugu danbeeyay ee ka da’ay magaalada Muqdisho. Ilaa 6 ruux ayaa ku dhimatay roobabkan 24kii saac ee la soo dhaafay ka da’ayay...