Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay goboladda Awdal iyo Selel ee masiibooyinka duufaanta ahi ku dhufteen, kuwaas oo ay u geeriyoodeen in ka badan konton qof, halka dadkii kale ka barakaceen guryahoodii ka dib markii ay burbureen.
Saddexdii maalmood ee u dambeeyey waxa diyaarado helicopter ah oo ay ku...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka sameeyay Isgoyska KM4 howlgal lagu soo qabqabtay tiro ka badan 60 nooca gadiidka yar yar ee Bajaajka, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin amaan darada ka jirta magaalada.
Gaar ahaan gadiidka la qab qabtay ayaa ah kuwo Taargo la’aan ah, waxaana...
Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliyaa ayaa sheegeen in ay aad uga walaacsan yihiin isku-dhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool una dhexeeya Puntland iyo Somaliland, waxayna ku baaqeen xabbad-joojin deg deg ah.
Dagaal culus ayaa subaxnimadii hore ee shalay ku dhaxmaray ciidamada Puntland...
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee Africmo ayaa sheegay in uu soconayo baaritaan la xiriiran duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka ay ka fuliyeen dulleedka magaalada Muqdisho.
Duqeytan ayeey sheegeen in lagu bartilmaameedsaday dagaalameyaasha Al-shabaab’ isla markaana ay ku dileyn dhowr iyo toban dagaalame oo Al- shabaab ah.
Weerarkan...
Waxaa mar kale soo baxaya digniinno laga soo saaraya duufaanno kale oo ku soo fool xeebaha Waqooyi Bari Puntland ee Soomaaliya.
War saxaafadeed kasoo baxay Xarunta Saadaasha Cimilada ee urur-goboleedka IGAD ayaa digniin ka bixisay waxa ay ku tilmaantay xaaladda isa sii taraysa ee duufaanno ka soo kacaya gudaha badweynta...
Xafiiska Diiwaan Gelinta Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ee GMDQ Ayaa Waxa uu Wargelin u kala Direy Toban Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Shahaadada kmg ah,Iyadoo ay Muddo Hal Sano ah ay kasoo Wareegtey Markii Xafiiskan Ay Xarigga ka jareen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.
Xafiiska Ayaa Madaxda iyo Xarumaha Xisbiyada...
Waxaa degan xaalada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo subaxnimadii hore ee saakay dagaal culus ku dhaxmaray ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland.
Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha dagaalka, hasse ahaatee wararka ka imanaya goobaha caafimaadka labada maamul ayaa sheegaya in la geeyay dad ku dhaawacmay dagaalka.
Dhinac walba...
Somaliland ayaa ka hadashay dagaalkii saakay ka dhacay Tuka Raq, waxaana ay ku eedeeyeen in ay Dawlada Soomaaliya ka dambayso dagaalkaasi.
Wasiirka warfaafinta Somaliland C/raxmaan Guri-Barwaaqo ayaa sheegay in sababta loo soo wareeray tahay inay doonayeen inay ka faa’iidaysta inta lagu mashquulsan yahay daad gureynta dadkii duufaantu ku wax-yeelaysay goboladda...
Maxkamdeynta iyo dhageysiga dacwada ka dhan ah raggii ka geystay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel Naasa Hablood Laba 28 October 2017 ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho.
Ragga maxkamada ka soo hor muuqday ayaa kala ahaa:- Fraxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule, waxaana dhammaantood...
Maamulka Puntland ayaa war deg deg ah ka soo saaray dagaal culus oo subaxnimadii hore ee saakay ku dhaxmaray deegaanka Tuka-Raq ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland.
Puntland ayaa sheegtay in mas’uuliyada dagaalkaas ay qaadeyso Somaliland, islamarkaana Puntland ay difaaceyso dhulkeeda iyo dadkeeda.
Akhriso Warka ka soo baxay Puntland...


















