Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay xoriyadiisa siisay siyaasi Itoobiyaan ah oo heysta dhalashada Ingiriiska kaa oo sanadii 2014 laga soo qabtay dalka Yemen ayadoo loo cuskanayay sharciga argagixisada ee u yaal dalkaasi.
Andargachew Tsige ayaa ahaa xoghyaha guud ee ururkii mucaaradka ahaa ee Ginbot 7, kaasoo dowladda Itoobiya ay u...
Ciidamada nabadsugidda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo bandhigay ilaa sedex nooc oo Miino ah in nin ay ciidamadu sheegeen in lagu soo qabtay walxahan qarxa.
Madaxa danbi barista nabadsugidda Jubbaland COL Axmed Muuse Xirsi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ninkan iyo nin kale oo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo Ka Hadley Khilaafka kasoo Ifbaxey Galmudug.
Wasiirka Wasarrrada arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay khilaafka muuqda ee waqtiga ka dhax jira mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Galmudug.
Wasiir Sabriye ayaa sheegay in loo baahneyn sida uu hadalka u dhigay xiligan in la buunbuuniypo sida uu hadalka u dhigay khilaafka jira, hasse ahaatee waxaa...
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa xilalkoodii kula wareegay Wasiiraddii dhawaan uu magaacabay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.
Munaasabaddan ayaa dhaarta xubnaha cusub ee golaha Wasiirrada ku biiraya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Labadiisa ku xigeen iyo...
Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa ayaa lagu waramayaa in ay weerar ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya oo la sheegay in ay saacado kooban ku sugnaayeen.
Gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Komor Xayle oo ku yaalla degmadda Mandhera oo u dhow xuduudka Kenya la wadaagto Soomaaliya ayeey...
Madaxweyne ku-xigeenka maamul gobolleedka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey ayaa sheegay in uu jiro sida uu hadalka u dhigay kala aragdi-duwanaan u dhaxeysa mas’uuliyiinta ugu sar sare Galmudug.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir oo wada socda ayaa la sheegay in ay maanta ka degeen degmada Cadaado oo...
326 Sarkaal oo ka tirsan Booliska Uganda ayaa u fariistay imxitaanaad laga qaadayo saraakiil ka mid noqon doonta howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya.
Imtixaanaadkan ayaa waxaa qaadaya saraakiil ka socotay Midowga Afrika.
Sida laga soo xigtay Grace Turyagumanawe, Agaasimaha howlgalka taageeridda nabadda ee Booliska Uganda, Saraakiisha ku guuleysata ayaa...
Xaalad degenaasho laakiin aan cago badan ku taagneyn ayaa ka jirta deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo maalin ka hor dagaal culus uu ku dhaxmaray ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland.
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in ay deegaanka gaaraan wafdi ka socda Somaliland oo la sheegay in...
Howlgallo ay ciidamada xasilinta caasimadda ka sameeyeen qeybo ka tirsan degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir ayay kusoo qabqabteen hub sharci darro loogu heystay qeybo ka tirsan degmadaasi iyo raggii watay.
Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Max’ed C/laahi Tuulax iyo gudoomiyaha degmada Warta Nabadda iyo saraakiil ciidan ayaa ku...
Maalin un kadib markii Trump uu shaaciyay in gabi ahaanba uu ka baxay wadaxaajoodkii uu la yeelan lahaa Kuuriyada Waqooyi ayuu maanta markale sheegay in ay suurogal tahay in wadaxaajoodkaasi dib u bilowdo.
Trump ayaa maalintii Jimcaha sheegay in wadaxaajoodka oo la qorsheeynayay in 12 June uu ka furmo Singapore...


















