Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Saraakiil Maraykana ayaa u jooga Kuuriyada Woqooyi sidii uu u suurtoobi lahaa shir madaxeed ay yeeshaan Madaxweyne Trump iyo Kim Jong-un. Wasaaradda arimaha dibadda Maraykanka ayaa xaqiijisay in wada xaajood ka socdo dhanka Woqooyiga ee magaalada Panmonjom ee ku taalla xadka labada Kuuriya u dhexeeya ee milatariga ka caaggan. Danjirihii hore...
Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in dowladda federaalka sida uu hadalka u dhigay u gaftay maamul gobolleedka Galmudug, isaga oo sheegay in aysan jirin wax lagu tilmaamay Ahlu Sunna iyo Galmudug. Dhinaca kale waxaa ka hor yimid baaqii Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya...
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maxkamada sare Ibraahim Iidle Suleymaan oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadista lagu sameeyay. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyahii Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyaha maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed. Madaxweynaha oo tixgalinaya cabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed, garsoorayaasha, hawl-wadeennada garsoorka iyo xirfadleyaasha sharciga ee la xiriira in la helo...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Dhusa-mareeb ayaa sheegay in ay dowladda federaalka uu uga digayo in ay soo faragaliso arrimaha Galmudug. Wuxuu sheegay Galmudug iyo Ahlu Sunna hal maamul kaliya isku yihiin, isaga oo intaa ku darray in uu saxayo hadalkii ka soo...
 Qatar ayaa gabi ahanba dalkeeda ka mamnuucday badeecadaha iyo alaabaha ay soo saaraan Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee sanad ka hor go’doomiyay. War ay soo saartay xukuumadda Doxa ayaa lagu sheegay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ee lagu iibiyo dukaamada waa weyn ee dalkaas...
Iyadoo sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug ayaa dhinaca kale wasarradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya waxaa ay kulan isugu yeertay mas’uuliyiinta sare ee maamulka si loo dhameeyo wixii khilaaf ah ee jira. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug...
Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jiraan amaanka iyo arrimaha gurmadka Fatahaadaha oo guddigaasi ay si weyn uga hadleen. Guddiga ayaa marka ugu horeysay wuxuu baaq nabadeed ka soo saaray...
Laacibka weyn ee u dhashay dalka Masar Maxamed Salaax ee u dheela kooxda Liverpool oo xalay garabka si daran uga dhaawacmay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhexmartay kooxdiisa iyo Real Madrid ayaa ku jira isbitaal, waxaana la sheegay in la saaro Raajo. Maamulaha ama tababaraha kooxda Jurgen Klopp ayaa yiri...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la qaatay dhiggiis dala Itoobiya Abiy Ahmed. Labada mas’uul ayaa kulankan uga wada hadlay qodobo ay ka mid yihiin kobcinta dhaqaalaha, Horumarinta caafimaadka, waxbarashada, iyo amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan sidii labada...