Madaxweynaha Soomaaliyaa Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho hal maalin qaadan doonta uu ku joogi doono.
Faah faahin rasmi ah lagama bixin socdaalka madaxweynaha, waxaana lagu wadaa in safarka madaxweynuhu uu qaato hal maalin.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta kusoo dhaweeyay...
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed Samatar, C/naasir Dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule.
Xafiiska xeer ilaalinta ayaa raggan wuxuu ku soo eedeeyay dambiyada kala ah kamid noqoshada ururo hubeysan oo lid ku ah...
Ilaa 10 ruux ayaa lagu rumeysan yahay lagu dilay weeraray maleeshiyaad hubeysan ka geysteen deegaan lagu magacaabo Monjane oo ka tirsan gobolka Cabo Delgado dalka Mozambique.
Dadka la dilay oo ay ka mid ahaayeen carruur aya lagu waramayaa in dhamaantood la gowracay oo aan wax rasaas ah loo adeegsan.
Maleeshiyadkan weerarka...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal ay ciidamada ammaanka ka fuliyeen guri ku yaal degmada Waaberi kaasoo ay ciidamadu ku soo qabteen labo dhalinyaro ah oo bastoolado ku hubeysan.
Ciidamada howlgalka fuliyay ayaa bartilmaameedsaday guri ay degenaayeen rag lagu tuhunsanaa inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab.
Waxaase ay...
Waxaa goor dhaw oo saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay 154 dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada dalka Libya.
Maxaabiistan waxaa wehlinayay oo la socday Safiirka Soomaaliya ee Yurub Ambassador Cali Siciid Fiqi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiro ka...
Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya ayaa Waxaa Lagu Wargeliyey 14 Xisbi Siyaasadeed oo Diiwaangelin KMG ah Haysta Kuwaas oo Loo Sheegey in ay kasoo Qayb Galaan Kulan ka Dhici Doona 04/06/2018 Dhismaha Gudiga Madabanaan ee Doorashooyinka Qaranku Ka Deganyahey Xarunta Madatooyada Villa-Soomaaliya.
Xisbiyada Kulanka Lagu...
Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay inay Somaliland ka hawlgalaan laba Telefishan oo lagu eedeeyey inay warar dhinac u badan baahiyeen.
Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa sheegtay in qofkii war u dira talaabo laga qaadi doonno,waxaana sidaas lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda.
“Waxa caddaan ah in labada telefishan ee kala...
Wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay iyo hay’adaha taageerra Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, waxaana xarunta madaxtooyada Puntland ee ku taalla dulleedka Garoowe ku qaabilay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).
Warsaxaafadeed ay baahisay madaxtooyada Puntland ayaa lugu sheegay madaxweyne Cabdiweli iyo wafdiga oo u...
Galinka danbe ee maanta ayaa lagu wadaa in si rasmi ah xilka guddoomiyaha maxkamada sare ee Soomaaliya loogu dhaariyo Baashe Yuusuf Axmed oo maalin ka hor xilkan uu u magacaabay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Dhaarinta xilkan ee guddoomiyaha cusub ee maxkamada sare ayaa imaneysa xili dhinaca kale wali...


















